Topnews:-
Golaha Wasiiradda Awdal State oo la magacaabay-Liiska
12 December 2011Waagacusub.com-Dikreeto kasoo baxdey
Xafiiska Madaxtooyada Awdal State ee Soomaaliyeed
Dhismaha Golaha Wasiirada iyo ku Xigeenada Maamul Goboleedka
Awdal-State Ee Somaaliyeed.
Bismillaahi Raxmaani Raxiim;
Madaxweynaha maamul Goboleedka Awdal-State Ee Somaliyeed
Garyaqaan Rashid Aw-Nur Xirsi , isagoo tix-raacaya dastuurka
Awdal-State, ogaadayna hufnaanta, aqoonta, daacadnimada,
aaminsanaanta hadafyada Awdal-State iyo kartida ay leeyihiin,
isla markaasna la tashaday, Madaxwayne ku xigeenka maamul
goboleedka Awdal-State Mudane Abdullahi Abdirahman Mahamed
Ka dib markii uu arkay baahida jirta awgeed ayaa waxa
uu magacaabay xubnaha wasiirada iyo Ku xigeenada maamul
goboleedka Awdal- State ee hoos ku taxan :
--
Dahir Alasow, A senior Radio and TV journalist, a leader
of a press watchdog ASOJ, the editor of waagacusub.com,
and outstanding commentator with fearless check on actions
of the political groups and others players through investigative
journalism, plus defender of the public interest and
voice to the voiceless through "the truthful tip
of his truth pen"
"Tribalism provides NO shelter; it ONLY causes
destruction."
"Dugsi Male Qabyaaladi Waxay Dumiso
Mooyaane" Cabdullaahi Suldaan Timacadde
Waagacusub is Investigative media
with sense of professionalism, fearless in cultivating
the truth, informative, unbiased, independent, educative,
a role model and a voice to the voiceless.
By Dahir Alasow
+31684863567
Dahir.alasow@asoj.org
Email: waagacusub@waagacusub.com ama
dahiralasow@yahoo.com Waagacusub Sunday Music Part3 Dhageyso
ama Download Waagacusub Sunday Music Part2 Dhageyso
ama Download