Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

 

     
 
 
 

Topnews:- Borama oo noqotay Aag Saxaafada ka caagan.

13 Janaury 2012 Waagacusub.com- Wariyeyaashii ka soo warami jiray Magaalada Borama ayaa cabsi darteed joojiyay hoowlahoodii shaqo ka gadaal markii Maamulka Siilaanyo xabsiga u taxaabay sedex ka mida Wariyeyaasha ugu caansan gobolka Awdal.

Maxkamadda Borama ayaa xukun Cadaalada ka fog oo dhan 45 maalmood xariga ku riday Wariye Yusuf Abdi Ali ,waxayna Ciidamadda Boliiska xabsiga u taxaabeen Mohamed Omar Hayne iyo Ali Ismael Aare oo ka mida Wariyeyaashii ka soo warami jiray degaankaas.


Wariye Mohamed Omar Hayne oo khadka telefoonka kula hadlay Radio Harowo ayaa sheegay in xarigoodu yahay qorshe lagu caburinaa Saxaafadda madaxa banaan ee Gobolka Awdal.Halkaan ka dhageyso Barnaamij VOA ka diyaarisay
Wariye ka tirsan BBC laanta afkla Somaliga oo lagu magacaabo Cabdi Risaaq Xaaji Catoosh ayey Ciidamadda Boliiska Somaliland jidka u galeen mar uu ka soo laabtay Magaaladda Borama.
Cabdi Risaaq Xaaji Catoosh wuxuu sheegay in Boliiska baareen Computer-kiisa gacanta iyo dhamaan qalabkii uu sitay.
Ila wareedyo muhiima ayaa sheegay in Maamulka Somaliland diiday in BBC Somali Wariye geysato Magaaladda Borama
Xariga Wariyeyaasha madaxabanaan iyo falka lagu baaray Wariye Catoosh ayaa lagu sheegay qorshe Maamulka Siilaanyo ku doonaa inuu Borama ka dhigo soon ama Aag ka caagan Saxaafadda Madaxabanaan.
BBC Somali waxay Wariyeyaal ku leedahay Magaalooyinka Hargeysa iyo Burco oo ah Caasimadda koowaad iyo tan labaad ee Somaliland.
Borama oo ay degaan qabiilka Gadabuursiga kuma jirto Caasimadaha Somaliland ,waxaana Caasimada 1-aad,2-aad iyo 3-aad kala ah,Hargeysa,Burco iyo Berbera oo ah Magaalooyin ay degaan qabiilka Isaaqa.
Qabiilka Gadabuursiga ayaa la rumeeysan yahay inay ka caroodeen cadaalad darada Maamulka Siilaanyo taas oo sababtay inay Magaalada Borama ku bataan dad aaminsan in maamulka Somaliland yahay mid u gaara qabiilka Isaaqa.
Wariye u dhashay beesha Isaaq oo lagu magacaabo Mohamed Diridhabe ayaa warbixin uu todobaadkaan faafiyay ku muujiyay Cadaalad darada iyo Sedbursiga qabiilka Isaaq.
Warbixinta Diridhabe oo lagu tilmaami karo mid xambaarsan macluumaad uu waqti badan geliyay wuxuu ku muujiyay in Xukunka Somaliland ku jiro gacanta Isaaqa sida Jagooyinka Madaxweynaha,Gudoomiyaha Baarlamaanka,Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka,Gudoomiyaha Bankiga dhexe,hanta dhowrka Qaranka,Gudoomiyaha Maxkamadda sare,taliyeyaasha Ciidamadda Boliiska,Melleteriga iyo Sirdoonka iyo sidoo kale dhamaan Wasaaradaha iyo Hay’adaha ugu badan ee Maamulka Somaliland.

Dhageyso Barnaamij gaara Gabayo+Khudbado+Heeso Wadaniya

--
Dahir Alasow, A senior Radio and TV journalist, a leader of a press watchdog ASOJ, the editor of waagacusub.com, and outstanding commentator with fearless check on actions of the political groups and others players through investigative journalism, plus defender of the public interest and voice to the voiceless through "the truthful tip of his truth pen"
"Tribalism provides NO shelter; it ONLY causes destruction."
"Dugsi Male Qabyaaladi Waxay Dumiso
Mooyaane" Cabdullaahi Suldaan Timacadde

http://www.dahiralasow.com
Tel: +31684863567
dahiralasow@asoj.org
dahir.alasaw@raadtv.com
dahiralasow@waagacusub.com
www.waagacusub.com
www.asoj.org

 

By Dahir Alasow

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.
By Dahir Alasow
+31684863567
Dahir.alasow@asoj.org

Hees Dhiigshiil ha dhigan Download here MP3

 

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new

 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl Part 1
Dikaan Jaceyl Part 2
Dikaan Jaceyl Part 3
Dikaan Jaceyl Part 4
Dikaan Jaceyl Part 5
Dikaan Jaceyl Part 6
Dikaan Jaceyl Part 7
Dikaan Jaceyl Part 8
Dikaan Jaceyl Part 9
Dikaan Jaceyl Part 10
Dikaan Jaceyl Part 11
Hees Dhiigshiil Download here
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Raadraaca Fanka 5 maxaad ka taqaan Laxamiiste Jiir Dhageyso
Raadraaca Fanka 6 maxaad ka taqaan Macalinka dhaantada Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees Maxamed Gacal Xaayoow
Xasuus Riwayad banadiri dhageys
Hees Xildhiban ma noqonkaro Dhagey
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyaaladda PM Gaas 1
Qabyaaladda PM Gaas 2
Qabyaaladda PM Gaas 3