Saxaafadu malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 2008
                              A memorial service for three Somali Journalists held in Nairobi
       
Daawo sawirada Weriyaasha Associated Somali Journalists ASOJ
Jaaliyada Jubba Land ee dalka South Africa oo War-Saxaafeed so saartay.

warsaxaafadeed 13 /May/2008  Waagacusub.com  


Bismilaahi raxmaani Raxiim

Ujeedo:warsaxaafadeed ka soo baxay jaaliyadda juboland ee dalka k/afrika.

Shir balaaran oo shalay iskugu yimaadeen magaaladda port Elizabeth xubnaha jaaliyadda Juboland ee dalka k/afrika ayeey kaga wada hadleen xaaladda murugsan ee uu marayo wadanka soomaaliya guud ahaan ,iyo isbadalka cusub ee ka jira degmooyinka juboland , Shirkaas waxaa ka soo baxay qodobo dhowr ah oo lagu taageerayo maamulka cusub ee degmadda afmadow,

1-Waxaan uhambalyeynaynaa maamulka laga dhisay jubooyinka , waxaan kale oon ku faraxsanahay maamulka oo sheegay  in ay ku dhaqmiyaan shareecadda islaamka , taas oo ah xalka kaliya ee ummadda soomaaliyeed mideen kara ,ee lagu gaadhi karo wanaag aduun iyo mid aakhiro,

2-Sidoo kale waxaan ugu baaqeynaa goboladda  kale dalka soomaaliya in ay sameystaan maamulo ku dhaqmaya shareecadda islaamka , kana fogaadaan gaaladda iyo gaalo raacayadda

3-Waxaan kula talineynaa ama ku boorineynaa maamulka cusub ee loo sameyay jubooyinka ,sedan hoos ku qoran:

a- Adkeynta ku dhaqanka shareecadda islaamka .

b- U adeegida ummadda soomaaliyeed ee ku dhaqan jubooyinka .

c- Ilaalinta midnimadda  beelaha wada dagan jubooyinka.

d- Hormarinta nabad galiyadda , caafimaadka ,waxbarashadda, iwm

4-Sidoo kale waxaan oogu baaqeynaa jaaliyaddaha kale ee jubooyinka iney la garab istaagaan maamulkan cusub waxii  eey awoodaan  ama hiil & hooba leh.

Waxaa na soo gaarsiiyay baaqan walaalaha kala ah: 

1-SULDAAN SHIINE ASKAR
2-SHARIIF MAXAMUD MAHDI
3-MAXAMED TUBE SAHAL

Abuu Sumaya
South Africa

Daawo Barnaamij gaara oo xiisa badan



Xasuusta Marxuum Axmed Nuur Jaangoow iyo laxamadiisa

Heesta Dhaxalsuge Maxamed Aadan Shamuuri MP3 

Halkaan ka dhageyso Warbixinta Weriye Xasan Cadde

Halkaan ka dhageyso Barnaamij gaara

Dhageyso Xulashada Heesaha Radio Waagacusub
 

Geerida Hogaamiyaasha Shabaabka iyo Warbixinta Waagacusub

Qandaraasle Shariif Sakiin iyo taariikhdiisa qoran

The Flip-Flop Policy of Sharif Hassan Sheikh Aden
Read  here with Somali Langauge this article.

WaagacusubOnline@yahoo.com

ASOJ REGISTERED VIOLATIONS ON JOURNALISTS IN SOMALIA FROM 2000 TO 2007
WaagacusubOnline@yahoo.com
+254-733444433 CELTEL
+2521-5565600 Hormuud Telecom
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new