Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Top:- Warbaahinta UK oo ka carooday Madaxweyne Garguurte - maxay ka qoreen

13 May 2013 Waagacusub.com-Wargeysyada England ayaa daabacay qoraallo ay kaga carreysan yihiin qarashkii ku baxay socdaalka madaxweyne Xasan Garguurte ee shirkii London iyo sida uu ugu raaxeestay London.


Wargeyska The Sun ayaa qoray in Madaxweyne Hassan uu ku raaxeestay mid ka mid ah hoteelada ugu qaalisan London - Ayada oo la isticmaalayo waxa uu ugu yeeray "lacagta canshuur bixiyayaasha Britain"
Madaxweynaha ayaa degay hotelka Dorchester, ayada oo ay wehliyaan shan wasiir iyo 14 kaliyeyaal ah, intii uu ka qeyb galay shirkii deeqaha loogu ururiyay Somalia ee London.

Sida ay ku warrantay The Sun, madaxweyne Xasan oo 57 jir ah ayaa afar cisho ku negaaday qeebta Park Lane. Xittaa haddii ay degi lahaayeen qolka ugu qiimaha jaban, waxaa ku kici lahaa 25,440 gani, ayay tiri The Sun.
Shaqsiyaadkii horey ugu raaxeystay hotel-kaas waxaa ka mid ahaa Marlene Dietrich,t aajirka caanka ah ee Mareykanka ee Walt Disney oo ah ninka leh shirkadda Disney iyo Taleefishinada ESPN iyo ABC, jilaaga caanka ah ee Clint Estwood, Charlton Heston iyo Judy Garland.
Qiimaha ku baxay duulimaadka waftiga madaxweyne Xasan oo raacay qeybta First Class, ayaa ahaa sidoo kale 24,158 oo gani.
Qofkiiba waxa uu maalinkii wadanayay baabuur lagu kireeyay 400 oo Gani, taasi oo qiimaha guud ee ku kacay safarka ka dhigeysa 50,000 oo gani.
Natiijadii socdaalkaas ka dhalatay, ayaa noqotay in Britain ay Somalia ugu deeqday sidoo kale 50 milyan oo gani.Halkaan ka akhri

Sedexdaan nin ee nool ilaahbaa qabiil ka dhaliyee,run sheegistoodu waa mid aan qalbigeeyga marna ka go''i doonin.
By Dahir Abdulle Alasow
Dahir Alasow, A senior Radio and TV journalist, a leader of a press watchdog ASOJ, the editor in Chief of waagacusub.com,member of European Journalists and outstanding commentator with fearless check on actions of the political groups and others players through investigative journalism, plus defender of the public interest and voice to the voiceless through "the truthful tip of his truth pen"
dahiralasow@asoj.org
http://.dahiralasow.com

Tel:+31684863567
Skype : dahir.alasow
facebook.com/dahir.alasow
twitter.com/somjournalists

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3