Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2012

     
 
 
 

Topnews:- Ra''isulwasare Saacid oo magacaabay Wasiiro ku xigeena uu ku jiro Wariye caana


13 December 2012 Waagacusub.com- Raísulwasaraha Somalia ayaa markii ugu horeeysay dhameystiray golahiisa Wasiiradda,waxaana ku jira Wariye Cabdi Shakuur Cali Mire oo loo magacaabay Wasiir ku xigeenka Warfaafinta .hadaba halkaan ka akhri liiska golaha Wasiirada ee Wasiira dowlayaasha iyo Wasiir ku xigeenada


1-Cabdi Farax C/qadir W/dowladaha madaxtooyada

2-Dr Maxamed Nuur Gacal W/dowlaha arrimaha dibada

3-Mahdi Maxamuud Cali W/dowlaha arrimaha gudaha

4-Maxamed Rashiid Sheekh Daahir W/Dowlaha Maaliyada

5-Maxamuud Ismaaciil Barqadle W/Dowlaha Horumarinta Iyo Adeega Bulshada

Magacyada 20ka Wasiir kuxigeen

1-Eng maxamed Aadan Axmed W/kuxigeenka arrimaha Dibada

2 Jamaal Axmed Barrow W/ ku xigeenka arrimaha dibada

3 Xasan Ibraahim Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha

4 Jaamac Axmed Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha

5 Maxamed Xasan Aadan W/ku xigen maaliyada

6 Abuukar Xasan Cali W/ku xigen maaliyada

7 Bashiir Maxamed jaamac W/ ku xigeenka horumarinta

8 Maxamuud Macalin Yaxye W/ku xigeenka hormarinta

9 Fahmo Axmed Nuur W/ku xigen cadaalada

10 Xasan Maxamed Jimcaale W/ku xigeenka cadalada

11 Nadiifo Maxamed Cusmaan W/ku xigeenka howlaha guud

12 Cali Shekh Maxamed W/ku xigeenka howlaha guud iyo gaadiika

13 Siciido Xasan Cusmaan W/ku xigeenka Qeyraadka

14 C/raxmaan Maxamed Geedi W/ku xigeenka Qeyraadka

15 Axmed Maxamed Maxamuud W/ku xigeenka gaashaandhiga.

16 C/raxman kulmiye Xirsi W/ku xigeenka Gaasgaandhiga

17 C/qadir Sheekh Ismaacil W/ ku xigeenka Ganacsiga

18 Maxamed Cali Xagaa W/ku xigeenka Ganacsiga

19 C/shakuur Cali Mire wasiir ku xigeenka warfaafinta

20 Ibraahim Isaaq Yaroow wasiir ku xigeenka warfaafinta.

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3