Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Topnews:-Qeybdiid oo Kismayo u socda- Indhahana beelay

14 April 2013 Waagacusub.com-Hogaamiye kooxeedka Cabdi Qeybdiid ayaa ku sii jeeda Magaalo xeebeedka Kismayo kadib markii Madaxweynaha Puntland Abdirahman Faroole telefoon kula hadlay.


Cabdi Qeybdiid oo taageerayaashiisa la hadlay ayaa u sheegay inuu socdaalkiisa quseeya sidii uu gacan uga geysan lahaa dhismaha Jubaland .
Dagaal ooge Qeybdiid oo mudo boor isku qarinayay ayaa ku guuleeystay burburinta Galmudug State of Somalia.

Hadii uu ka qeybgalo shirka Jubaland waxay taasi ka marqaati kaceeysaa in Cabdi Qeybdiid yahay qabaan u shaqeeynayay Abdirahman Faroole.
Ujeedka Qeybdiid loogu casuumay Kismayo waxay tahay in sawirka shirka la bedelo maadama uu noqday mid uun ku kooban qabqablayaal u dhashay beelweynta Kablalax Daarood.
Hogaamiye kooxeedka Qeybdiid ayaa safarkiisa wuxuu gelayaa isagoo indhaha beelay.waxaana la sheegay inuu wax badan ka arag ishii ugu dambeeysay ee labada jeer lagu sameeyay qaliinka.

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3