Saxaafadu malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 2008
                              A memorial service for three Somali Journalists held in Nairobi
       
Daawo sawirada Weriyaasha Associated Somali Journalists ASOJ
Ergadii Isbaheysiga ee wada hadaladda Jabuuti oo Casmara ku laabtay.

Djabuuti 14 /May/2008  Waagacusub.com

Xubnahii uu horkacayay Mudane Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur ayaa ku laabtay dalka Ereteria Caasimada Casmara ka gadaal markii ay aqbaleen amar ka soo baxay xubnaha labada gole oo farayay inay golayaasha hortagaan si su-aalo looga waydiiyo sababaha ku qasbay Ergadda Isbaheysiga oo diyaarad ka raacay Dalka Jabuuti ma jirin soo dhaweyn loogu sameeyay garoonka Casmara waxaana lagu wadaa inay shir Jaraa''id oo raali gelina ku qabtaan Ereteria.

waxey arintaan ku beegan tahay xili uu Madaxweynaha Eritrea ku eedeyay Qaramada Midoobay inay tahay xarun uu Mareykanku leeyahay, oo wixii uu u yeeriyo oo kaliya ku dhaqaaqaysa,isagoo dhanka kalana xusay Inay Kala Qeybinayso Kooxaha Mucaaradka ah ee Somaliya.

Qaramadda Midoobay iyo dowlada Jabuuti ayaan weli wax wara ka soo saarin fashilka wajahay wada hadaladii ay ugu kala debqaadayeen Isbaheysiga iyo dowlada Cabdulahi Yusuf.

 

Warbixin iyo Sawiro furitaanka Wada hadalada akhriso

Daawo Barnaamij gaara oo xiisa badan



Xasuusta Marxuum Axmed Nuur Jaangoow iyo laxamadiisa

Heesta Dhaxalsuge Maxamed Aadan Shamuuri MP3 

Halkaan ka dhageyso Warbixinta Weriye Xasan Cadde

Halkaan ka dhageyso Barnaamij gaara

Dhageyso Xulashada Heesaha Radio Waagacusub
 

Geerida Hogaamiyaasha Shabaabka iyo Warbixinta Waagacusub

Qandaraasle Shariif Sakiin iyo taariikhdiisa qoran

The Flip-Flop Policy of Sharif Hassan Sheikh Aden
Read  here with Somali Langauge this article.

WaagacusubOnline@yahoo.com

ASOJ REGISTERED VIOLATIONS ON JOURNALISTS IN SOMALIA FROM 2000 TO 2007
WaagacusubOnline@yahoo.com
+254-733444433 CELTEL
+2521-5565600 Hormuud Telecom
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new