Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Topnews:-Wiilka Madaxweyne Garguurte oo sharaxay sababaha uu London u joogo

14 July 2013 Waagacusub.com-Wiilka Madaxweyne Garguurte uu dhalay ee lagu magacaabo Mohamed Hassan Sheekh Mohamud ayaa beeniyay inuu magangalyo weydiistay dalka Ingiriiska.
Mohamed Hassan Garguurte oo la hadlay qof ka tirsan Waagacusub wuxuu tibaaxay inuu London u joogo sidii uu iskaga diiwaangelin lahaa Jaamacad ku taal Ingiriiska.si uu Master uga diyaariyo.

"Waxaan heystaa Visa lix bilood sidaas ayaan Ingiriiska ugu hakaday si aan Jaamacad ku taal gobol ku dhaw London iskaga diiwaangeliyo,waxaana ku laabanayaa todobaadkaan Muqdisho si aan Hooyo ugu kaxeeyo Nairobi,hadii rabi idmo bisha September 2013 ayaan ku soo laaban doonaa Ingiriiska si aan Jaamacada u bilaabo" ayuu yiri wiilka Madaxweyne Garguurte.
Mohamed Garguurte wuxuu dacaayad raqiisa ku sifeeyay hadalka uu Kamaal Dahir siiyay Warbaahinta,wuxuuna tibaaxay inaysan jirin sabab uu qaxooti u noqdo.

"Jaamacad ku taal Ukraine ayaan ka qalin jibiyay,waxaan bartay Daawada ama Medicine,walaalkeey Abdifitah iyo Caruurta kale dhamaantood waxay imaan doonaan London si ay wax uga bartaan" ayuu yiri Mohamed Hassan Sheekh Mohamud.
Agaasimahii Madaxtooyada Somalia Kamaal Dahir Guutaale ayaa hore ugu sheegay Warbaahinta in wiilka Madaxweyne Garguurte iska dhiibay Ingiriiska hasse yeeshee waxaa run noqotay inuu wiilkiisa geeyay London.
Warbixintaan waxaa isku dubariday- Abdisalan A. Yusuf oo UK jooga,Ziham Mohamud oo Ukraine joogta,waxaa tifaftiray Dahir A. Alasow oo Netherland jooga.

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3