Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Taliyaha Maleeshiyada Qeybdiid oo dhacay Baabuur Ganacsato Ceyr .

15 May 2013 Waagacusub.com-Taliyaha Maleeshiyadda Cabdi Qeybdiid ayaa duleedka Magaalada Galkacyo ka dhacay sedex Baabuur oo dhuxul u siday Ganacsato u dhalatay beesha Ceyr Habargidir.


Sarkaalka Baabuurta dhacay oo lagu magacaabo Mohamed Nur Cali Gadaar ayaa Odayaasha Galmudug State u sheegay inuu Baabuurta leexsaday kadib markii uu amar ka helay nin uu magaciisa ku sheegay Korneyl Cabdi Jamac Xabeeb.

Korneyl Cabdi Jamac Xabeeb ayaa la sheegay inuu yahay ninka afduubyada iyo xiriirka burcad badeeda u qaabilsan hogaamiye kooxeedka Cabdi Qeybdiid.
Maleeshiyadda qeybdiid waxay Gobolka Mudug ka wadaan Dilal,Dhac iyo falal lagu wiiqayo amaanka Galmudug State,waxaana dacwad ka dhana loo gudbiyay golaha amaanka iyo Maxkamadda Dimbiyada dagaalka ee Haag.
Maamulka Galmudug State ayaa cambaareeyay Baabuurta uu dhacay taliyaha Maleeshiyaadka Qeybdiid.

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3