Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

 

     
 
 
 

Topnews:- Khilaafkii u dhaxeeyay Madaxda Galmudug oo la xaliyay .

16 Janaury 2012 Waagacusub.com-Masuuliyiinta ugu sareeysa Maamul goboleedka Galmudug State of Somalia ayaa lagu wadaa inay 48 saac gudahood ku saxiixaan hindise cusub oo la isla gartay in lagu xaliyo khilaafka mudada dheer qaatay ee ka dhex jira golayaasha maamulka.

Hindisaha cusub ee lagu xaliyay khilaafka Madaxda Galmudug waxaa ka mida:-


1- In Golayaasha Dowlad goboleedka ku wada shaqeeyaan sidii maamulka u wada shaqeeynayay ka hor 1 December 2011 si loo badbaadiyo magaca iyo jiritaanka Galmudug State.
2- In waxba kama jiraan laga soo qaado xilka qaadistii iyo xil magacaabistii garabyada is khilaafsan ku dhiiradeen wixii ka dambeeyay 1 December 2011.
3- In jiritaanka Golayaasha Galmudug State ku eg yahay mudo cayiman oo gaarsiisan lix bilood kadibna Galmudug lagu qaban doono doorashada Madaxtooyadda iyo Baarlamaanka.
4- In tilaabo sharciya laga qaado masuulkii ama kooxdii ku xadgudubta qodobada ku cad hindisaha KMG ee hanaanka wada shaqeeynta,sida Madaxda Galmudug u wada shaqeeynayaan mudada lixda bilooda.
Hindisaha Cusub waxaa ogolaaday inay saxiixaan Mohamed Ahmed oo metelaya Madaxtooyadda Galmudug iyo Hassan Heyl oo metelaya golaha baarlamaanka Galmudug.
Hindisaha cusub waxaa saxiixaya Garsoorka sare ee Maxkamadda Galmudug iyo Golaha Guurtida Galmudug.
Hindisaha cusub waxay garabyada is khilaafsan ee Galmudug saxiixayaan mudo ku eg 48 saac gudahood.

Dhageyso Barnaamij gaara Gabayo+Khudbado+Heeso Wadaniya

--
Dahir Alasow, A senior Radio and TV journalist, a leader of a press watchdog ASOJ, the editor of waagacusub.com, and outstanding commentator with fearless check on actions of the political groups and others players through investigative journalism, plus defender of the public interest and voice to the voiceless through "the truthful tip of his truth pen"
"Tribalism provides NO shelter; it ONLY causes destruction."
"Dugsi Male Qabyaaladi Waxay Dumiso
Mooyaane" Cabdullaahi Suldaan Timacadde

http://www.dahiralasow.com
Tel: +31684863567
dahiralasow@asoj.org
dahir.alasaw@raadtv.com
dahiralasow@waagacusub.com
www.waagacusub.com
www.asoj.org

 

By Dahir Alasow

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.
By Dahir Alasow
+31684863567
Dahir.alasow@asoj.org

Hees Dhiigshiil ha dhigan Download here MP3

 

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new

 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl Part 1
Dikaan Jaceyl Part 2
Dikaan Jaceyl Part 3
Dikaan Jaceyl Part 4
Dikaan Jaceyl Part 5
Dikaan Jaceyl Part 6
Dikaan Jaceyl Part 7
Dikaan Jaceyl Part 8
Dikaan Jaceyl Part 9
Dikaan Jaceyl Part 10
Dikaan Jaceyl Part 11
Hees Dhiigshiil Download here
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Raadraaca Fanka 5 maxaad ka taqaan Laxamiiste Jiir Dhageyso
Raadraaca Fanka 6 maxaad ka taqaan Macalinka dhaantada Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees Maxamed Gacal Xaayoow
Xasuus Riwayad banadiri dhageys
Hees Xildhiban ma noqonkaro Dhagey
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyaaladda PM Gaas 1
Qabyaaladda PM Gaas 2
Qabyaaladda PM Gaas 3