Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Topnews:-Barclays Bank oo xanibay Accounts-kii Dahabshiil- Akhri Euromoney Magazine .


15 June 2013 Waagacusub.com-Wargeyska Ganacsiga Yurub ka faalooda ee Euromoney Magazine iyo Newsnow UK ayaa saqdii dhexe daabacay warbixin xasaasiya oo ku saabsan in Bankiga weyn ee Barclays xanibay guud ahaan koontooyinkii Dahabshiil Money Transfer.


Euro Money Magazine wuxuu sheekadiisa ciwaan uga dhigay "Credit crunch fears grow in Somalia as Barclays poised to block money transfers"
Wargeyska wuxuu hadalkiisa raaciyay"Somalia is set to face a major financial blow after Barclays said it would block money transfers into the country from Dahabshiil"
Halkaan riix si aad u akhrisid Website-ka Euromoney

"Somalia ayaa waxay wejihi doontaa dhibbaato maaliyadeed (Dhaqaalo xooggan), kadib markii Bankiga Barclays uu sheegay inuu xannibi doono lacagta loo diro dalka ee marta xawaaladda Dahabshiil"
Go-aanka Barclays ayaa ku beegan xilli ila wareedyo muhiima tibaaxayaan in Golaha amaanka uu ka shirayo xanibaad la saaro dhaqaalaha Shirkadda Dahabshiil kadib markii lagu helay cadeeymo buuxa,kuna saabsan inay maalgelin dhaqaale siiyaan Al-Shabaab iyo inay accounts qarsoodiya u fureen horjoogayaasha Al-Shabaab.

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3