Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Kismayo daqiiqad qaadan meysee -armaad Garowe difaacan weysaa?

16 June 2013 Waagacusub.com-Hawiyahii hurdada dheer ku jiray hubaal waa kaceen maanta,waxaanse aad uga helay hadal uu Gaashaanle Nuur Qeyd ka yiri Dood ka baxday Universal Tv ,taas oo ahayd "Hadaan Kismaayo Ciyaarta laga dhaafin,Dad dagaal u ciilqabaan arkaaye,Shisheeyahu hanaga baxeen,aan isku soo noqono,mar labaad salka aan dhigno"


Micnaha aan isku soo laabano,salka aan u dhigno,waa dhambaal culus,waxayna kelmadaas ku socotay Beesha Majeerteen ee Puntland maxaa yeelay dagaalkii Nus qiyaamo ee beelweynta Hawiye ku qabsadeen ilaa Burtinle waxaa la moodaa inuu wali jiro kibir qooqii sababay.

Taariikhda ma dhicin colaad u dhaxeysa Ogaadeen iyo Hawiye,hadana dan badan lagama laha oo kuwooda jooga Jubooyinka waxay ku noolaan doonaan xoriyad,kuwa ka soo duulay Kililka Shanaad iyo NFD ,daqiiqad qaadan meyso in Kismayo laga qabto hadii Kakuuyada ka baxdee,waxay su-aashu tahay beesha Majeerteen ma difaacan doonaan Garowe.
Maadama aan joogay dagaalkii Nus qiyaamo,waxay saadaasheeydu tahay in Garowe lagu gaari karo ugu badnaan gelin dagaal maxaa yeelay safka maanta waxaa ku jira beelweynta Mareexaam oo Galgaduud degan.
Faalada kooban ee xikmadeedu tahay aan isku saalabano,waxaan uga tegayaa erayo ka mida hees aan ka sameeyay Jubooyinka taas oo tuduc ka mida leedahay:-
Kismaayo si loo jaraa
Jariiban miyaa dagaal
Gaarisa u jaawisoo
Jigjiga jiib looga tumay
--------------
Jubooyinka guuri maayaan
Shisheeyahu joogi maayaan
wixii hore loogu jabay
Alloow yaa ka jooga maanta
By Dahir Alasow
dahiralasow@yahoo.com

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3