Wasiirka
Caafimaadka Galmudug oo la kulmay Safiiradda Europe+Sawiro
16 December 2011Waagacusub.com-Wasiirka Caafimaadka
Galmudug Dr Hussein Sheekh Nuur ayaa Magaaladda Nairobi
kula kulmay Safiiradda Midowga Yurub u fadhiya dalka
Kenya.
Wasiirka Caafimaadka Galmudug wuxuu la
kulmay Safiirka Midowga Yurub u fadhiya Kenya Amb Goerges
Marc Andre,Safiirka Spain u jooga Kenya Amb Javier Herrera,Safiirka
Denmark u qaabilsan Kenya Amb Geert Aagaard Andersen
iyo Safiirka France u fadhiya Kenya Amb Etienne de Poncins
.
Wasiirka Caafimaadka Galmudug Dr Hussein
Sheekh Nuur oo ah dhaqtar wax ku bartay dalka Mareykanka
wuxuu diblomaasiyiinta Midowga Europe kala hadlay sidii
Galmudug looga caawin lahaa dhinaca Caafimaadka oo u
xusay inay ka liidato.
Wasiir Hussein wuxuu tibaaxay inuu Midowga
Europe ka helay balanqaadyo la xiriira inay gacan ka
siin doonaan Caafimaadka.
Dr Hussein Sheekh Nuur wuxuu noqonayaa
Wasiirkii ugu horeeyay ee kulan la qaatay Wasiiradda
Dalalka ugu awooda badan Midowga Europe taas oo ka marqaati
kaceeysa sida uu dadaal ugu jiro inuu guto waajibaadkii
loo igmaday,
--
Dahir Alasow, A senior Radio and TV journalist, a leader
of a press watchdog ASOJ, the editor of waagacusub.com,
and outstanding commentator with fearless check on actions
of the political groups and others players through investigative
journalism, plus defender of the public interest and
voice to the voiceless through "the truthful tip
of his truth pen"
"Tribalism provides NO shelter; it ONLY causes
destruction."
"Dugsi Male Qabyaaladi Waxay Dumiso
Mooyaane" Cabdullaahi Suldaan Timacadde
Waagacusub is Investigative media
with sense of professionalism, fearless in cultivating
the truth, informative, unbiased, independent, educative,
a role model and a voice to the voiceless.
By Dahir Alasow
+31684863567
Dahir.alasow@asoj.org
Email: waagacusub@waagacusub.com ama
dahiralasow@yahoo.com Waagacusub Sunday Music Part3 Dhageyso
ama Download Waagacusub Sunday Music Part2 Dhageyso
ama Download