Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Topnews:-Siilaanyo iyo Bajaaj ma awoodaan inay diidaan ka qeybgelida shirka London?

17 March 2013 Waagacusub.com-Waa Sheeko laab lakac iyo qiiro jabaan ku dhisan hadalada ka soo yeeray Maamulka Somaliland ee lagu shaaciyay inaysan ka qeybgeli doonin shirka London.


Dad badan ayaa qiiro marqaanka dhab mooday oo dariiq walba la taagan in Siilaanyo go''aan geesinimo leh ku qaadacay ka qeybgelida shirka London laakiin xaqiiqadu waxay tahay si taasi ka duwan.
.
Hadii aan si kooban u xeerino dhaqanka looga bartay xulufadda Siilaanyo iyo xaqiiqadu waxay tahay,kaliya waxaan dhihi karnaa 7 May Siilaanyo iyo Wasiir Bajaaj ka eeg Shirka London,hadii ay ka soo dhexmuuqdaan ,ha walwalin ,ha walaacin hana u qaadan dhacdo aad riyo moodo balse u faham in dhawaqii aad shalay maqashay ahaa qiiro Marqaan.
Maamulka Somaliland waa ku qasban yahay inuu ka qeybgalo Shirka London 7 May ka dhacaya,waa hadii lagu casuumo.
Hadii Maamulka Siilaanyo ka qeybgeli waayana saadaasha iyo xooraansiga Waagacusub waa dhalanteed.waxaanse ku xasuusinayaa maanta waa 17 March 2013 sidaas darteed waa inaan dib u kulano bilaha April ama May si aan kuu tuso xaqiiqada warkaan.
Sababaha aan sidaan kalsoonida leh ugu hadlay kaliya waxay tahay in Shacabka Somaliland gaar ahaan kuwa beesha dhexe been iyo qiyaali loo sheego.
Xaqiiqadu waxay tahay rabitaanka shacabka Somaliland iyo damaca xulufada Siilaanyo waa mid aad u kala duwan maxaa yeelay bulshadu waxay moodaa in Siilaanyo ku maqan yahay dantooda laakiin wuxuu ku maqan yahay ku mashquulsan yahay dantiisa gaarkaa ,dantooda gaarkaa .
Waa dhici kartaa in dadka qaarkiis ii qaataan Mucaarad balse ANIGAA TAABTAY XEERADA SALKEEDA. (NO COMMENT)

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3