Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Topnews :-Taliyaha cusub ee Jabhada Raaskambooni oo Kismayo lagu toogtay iyo isbaaro la dhigtay

18 June 2013 Waagacusub.com-Maleeshiyaada Jabhada Raaskambooni ayaa sedex xabadood ku dhiftay taliyahooda cusub Korneyl Yaasiin Nur Gaas {Yaasiin Raadeer} kadib markii uu isku dayay inuu qaado Isbaaro ay dhigteen agagaarka Dekadda Kismayo.


Taliyaha Maleeshiyadda Jabhada Raaskambooni ayaa Isbitaalka Ciidamadda Kenya ee Kismayo la dhigay,waxaana la sheegay in xaaladiisa dhaawac halis tahay.

Maleeshiyadda Jabhada Raaskambooni ayaa Isbaarada dhigtay kadib markii mushaar la’aan ku dhacday.
Sarkaal u hadlay Maleeshiyadda Raaskambooni ayaa sheegay inay dhaqaalo daro la ildaran yihiin maadama aan Mushaar la siin sedex bilood.
Xaalada Kismayo ayaa kacsan waxayna Maleeshiyadda Raaskambooni bilaabeen inay dadka baartaan,sidoo kalena lacago ka qaadaan gaadiidka.
Si kastaba ha ahaatee, Yaasiin Raadeer wuxuu noqonayaa taliyahii 5-aad ee ku waxyeeloobo rabshadaha Kismayo.

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3