Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Topnews:- Madaxweyne Garguurte oo Xildhibaanada Hawiye kula taliyay inay Somaliland garab istaagaan - Somalilandís Achievement in a Fragile Region USA.

18 April 2013 Waagacusub.com-Madaxweynaha Somalia Hassan Mohamud Culusow ayaa kulan uu la yeeshay Xildhibaanada beelweynta Hawiye ku weydiistay inay hiil iyo hoo la garab istaagaan Maamulka Somaliland si loogu gogol xaaro inay helaan aqoonsi Caalamiya.


Madaxweynaha wuxuu Xildhibaanada beelweynta Hawiye weydiistay inay ka hortagaan Mooshin ka dhana Xukumadda Federalka kaas oo sida uu sheegay ay diyaarintiisa ku hoowlan yihiin Xildhibaanada u dhashay beesha Daarood.
Hassan Mohamud Ulusow wuxuu Xildhibaanada Hawiye u sheegay inuu Dowladda Turkiga u fasaxay inay nidaam dowlad madaxbanaan kula macaamilaan Somaliland,iyadoo taasina ay qasabtay in Website-ka Madaxweynaha Turkiga lagu xusay in laba dal oo Afrika ah ,laguna kala magacaabo Somaliland iyo Somalia lagu wada hadalsiiyay Magaaladda Ankara .
.
"Maaanta sheekadu ma joogto Midnimo ,waxaan taas ku balanay inaan Somaliland ka wada hadalno labaatan sano kadib,waxaan idiin sheegayaa in Daarood tashaday oo Kenya iyo Ethiopia ku xirmay,inay Jubaland xoog ku dhisayaan waad ogtihiin sidaas darteed waxay nala tahay inaan Somaliland wixii aan tiri karno tarno,si loo helo sedex Dowladood oo IRIR ah ,Jibouti,Somaliland iyo Somalia" ayuu yiri Madaxweyne Garguurte.
Madaxweyne Hassan si sahlan ugama harin qadiyadiisa Somaliland ee wuxuu kulan xasaasiya la yeeshay Xildhibaanada beesha Daarood oo badankood cadeeyay in qadiyadooda Somaliland tahay mid cad oo Xildhibaan Cali Khaliif Galeydh ka hor sheegay baarlamaanka Somalia.

Madaxweynaha wuxuu Xildhibaanada Daarood kala shiraayay inaysan qalad u arag heshiiskaas oo isagaba aaminsan yahay midnimada Soomaaliyeed balse heshiisku yahay in uun la wada xaajoodo oo jawi lagu wada hadlo la abuuro.
Prof Cali khaliif ayaa ku yiri "Xasan nidaamka dawliga ah hadda baran maayo bacdamaa aad laba dal iyo laba dawladood comminique oggolaatay oo idnkoo laba Madaxweyne ah oo taagan iyo madaxdii Turkiga ay Wasiiradiinii saxiixeen waa cadaan inaad qiyaamo qaran oo bareer ah aad gashay oo beelaha degan Somaliland xaqirtay oo ISAAQ Wakiil uga dhigtay"
Madaxweyne Garguurte oo rumeeysan inuu Xukunka Somalia dib ugu soo laaban doonin waxaa uu heshiis ganacsi la galay Ganacsade Mohamed Saciid Ducaale (DHIIGSHIIL) waxaana isaga iyo Wasiirkiisa Madaxtooyadda Farah Abdulkadir lagu wareejiyay Xawaalada Dahabshiil iyo Shirkadda Isgaarsiinta SOMTEL,sida Waagacusub ogaatay.
Danaha ugu waaweyn ee Ganacsigooduna wuxuu yahay Somaliland la geeyo shirkada baaraya Shidaalka iyo Macaadinta ,taas oo dhaqaalaha ka soo baxa guno dhan %10 loo qoondeeyay Madaxweyne Hassan Ulusow.
Baarlamaanka Somalia ayuu aad uga cabsi qabaa inay qaadacaan heshiiska uu Turkiga kula saxiixday Somaliland,waana sababta uu Xildhibaanada beelaha ula leeyahay shirar siyaasadeedyo xasaasiya.
Madaxweynaha Somaliland oo lagu qaabilay Xafiiska Ra''isulwasaraha Ingiriiska waxaa lagu wadaa inuu khudbad ka jeediyo Washington sida ku cad macluumaad Warbaahinta Waagacusub heshay.akhri Macluumaadkaan
Ansari Africa Center, Atlantic Council <africa@acus.org>
Michael S. Ansari Africa Center
Monday, April 22
Somalilandís Achievement in a Fragile Region
A public address by
H.E. Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo
President of the Republic of Somaliland
Moderated by
J. Peter Pham
Director, Michael S. Ansari Africa Center
Atlantic Council

The Atlantic Councilís Michael S. Ansari Africa Center is pleased to invite you to a public address by Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo, president of the Republic of Somaliland.
Since his election in July 2010, President Silanyo has presided over multiparty municipal elections; streamlined the countryís tax system; completed the construction of over 150 schools; enhanced the professionalization of Somalilandís military; and maintained the peace and stability within Somalilandís borders that make it an exception in the troubled Horn of Africa region.
DATE: Monday, April 22, 2013
TIME: 10:00 a.m. - 11:30 a.m.
LOCATION: Atlantic Council
1101 15th St. NW, 11th Floor
Washington, DC 20005

(Please make note of the location: The event will held at the main Atlantic Council offices on 15th Street, not the Ansari Africa Centerís satellite location on 16th Street.)
RSVP with name and affiliation to africa@acus.org.

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3