Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Baarlamaanka Somalia oo dalbaday in Kenya Ciidamadeeda kala baxaan Kismayo - Mooshin

19 May 2013 Waagacusub.com-Xildhibaan Cabdullahi Jaamac oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa eed dusha uga tuuray dawladda Kenya siyaasadaha gurracan ee ay ka waddo Magaalada Kismayo ee Gobolka Jubbada Hoose. “Markii horeba ciidamada Kenya waxay dalka kusoo galeen si sharci darro,haddana waxay Kenya ku tumatay qaraarradii Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ,AU iyo IGAD-oo dhammaantood tilmaamayey in dawladda Soomaaliya loo daayo arrimeheeda,Beesha Caalamku waxay Soomaaliya kasoo geleysaa hal albaab,kaasoo ah:Dawladda Federaalka Soomaaliya”ayuu yiri Xildhibaanku.


“Faragelinta Kenya waxay keentay in dagaal oogayaashii dib usoo noolaadaan”,ayuu yiri Xildhibaan Cabdullahi Jaamac,-“waxaan Xukuumadda Soomaaliya ugu baaqaynaa in Kenya laga dalbado iney ciidamadeeda kala baxdo Kismaayo,laguna beddelo ciidamo kale ee Afrikaan ah

”.”Waxaan u aragnaa in ciidamada Kenya ee Kismaayo jooga aysan maslaxadda Soomaaliya u joogin meeshaas ee ay ka fulinayaa dano Kenya leedahay oo loo isticmaalayo dad Soomaaliyeed,taasna ma aha arrin indhaha laga qarsan karo” ayuu si kulul u yiri Xildhibaanku.

Xildhibaanku wuxuu sheegay inay Baarlamaanka horgeeynayaan Mooshin lagu dalbanaa in Ciidamadda kenya si deg dega uga baxaan Kismaayo

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3