Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

 

     
 
 
 

Topnews:- Xulufadda Madaxweyne Shariif oo qorshe cusub degay –shir Dubai

19 Oct 2011 Waagacusub.com-Xubno ka tirsan Xisbiga Aala Sheekh ee Xulufadda Madaxweyne Shariif ayaa Magaaladda Dubai wada hadalo xasaasiya kula yeeshay ganacsatada taageerta Al-Shabaab iyo Hogaamiyahii Xisbul Islaam Dr Cumar IImaan.
Xubnaha Aala Sheekh ee wada hadalada ka qeybgalay oo ay ka mid yihiin Xasan Macalin,Bashiir Cadoow,Cabdi Kariim Jamac,Cabdi Rashiid Khaliif,Mursal Saneey,Cabdi Raxmaan Caynte iyo Abshir Bukhaari ayaa Ganacsatadda iyo Dr Cumar Iimaan hordhigay sida looga mira dhalin karo wada hadalka iyaga iyo Al-Shabaab.
Saraakiisha Aala Sheekh ayaa shirkooda uga hadlay qodobo ay ka mid tahay sidii Madaxweyne Shariif waqtiga loogu kordhin lahaa intaan la gaarin xilliga ay doorashada Madaxtooyadda ku madlan tahay ee 2012 iyo sidii wada hadalada labada dhinac looga mira dhalin lahaa.
kooxda Al-Shabaab meteleysay ee ka qeybgashay shirka ayaa sii socoshada wada hadalka sharuud uga dhigay in laga taqaluso Ra’isulwasaare Cabdi Weli Gaas iyo Wasiiradiisa,lana fashiliyo ROAD MAP-ka uu wado iyo in Ciidamadda AMISOM ka baxaan dalka si loo soo celiyo Golahii Midowga Maxaakiimta ICU (Islamic Court Union).
Masuuliyiinta Aala Sheekh ayaa aqbalay fikirka xubnaha metelayay Al-Shabaab waxayna codsadeen inay arrinta kula laabtaan Madaxweyne Shariif.
Aala Sheekh waxay dooneeysaa inay ka taqalusto Xukumadda Cabdi Wali Gaas iyo Road Map-kooda kadibna ay Caalamka u sheegto inuu shaqeeyn waayay Road Map-kii sidaas darteedna ay xalka u arkaan inay heshiis la galaan Al-Shabaab lana qabto JIBOUTI 2 si loo dhiso dowlad awood qeybsiya.
Sarkaal ka mida xubnahii Aala Sheekh uga qeybgalay oo xogtaan ugu sir waramay ganacsato ay wada dhasheen ayaa tilmaamay sida ay rajo uga qabaan inuu xukunka Madaxweynenimada ku soo laabto Madaxweyne Shariif.
Inkastoo qorshaha cusub ee AALA SHEEKH yahay sidii ay xukunka dib ugu qabsan lahaayeen hadana waxaa isweydin leh sida Ra’isulwasarre Cabdi Wali ku aqbali doono isbedel siyaasadeedka cusub ee shaqada looga eryaa.


Daawo Video Dagaalka Muqdisho= Meydadka Al-Shabaab iyo Amisom



Gala Bingo CASINO BONUSES EUCasino fx Football Manager

Dhageyso Barnaamij gaara Gabayo+Khudbado+Heeso Wadaniya



Gala Bingo CASINO BONUSES EUCasino fx Football Manager

Online inta akhrisanee

--
Dahir Alasow, A senior Radio and TV journalist, a leader of a press watchdog ASOJ, the editor of waagacusub.com, and outstanding commentator with fearless check on actions of the political groups and others players through investigative journalism, plus defender of the public interest and voice to the voiceless through "the truthful tip of his truth pen"
"Tribalism provides NO shelter; it ONLY causes destruction."
"Dugsi Male Qabyaaladi Waxay Dumiso
Mooyaane" Cabdullaahi Suldaan Timacadde

http://www.dahiralasow.com
Tel: +31684863567
dahiralasow@asoj.org
dahir.alasow@mareeg.com
dahir.alasaw@raadtv.com
dahiralasow@waagacusub.com
www.waagacusub.com
www.asoj.org

By Dahir Alasow

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.
By Dahir Alasow
+31684863567
Dahir.alasow@asoj.org

Hees Dhiigshiil ha dhigan Download here MP3

Halkaan ka dhageyso barnaamij xiiso badan 1995

Khudbad uu Jeneral Caydiid jeediyay markii Cunaqabateynta laga qaaday

Wareysiyo lala yeeshay Jeneral Caydiid,Duuliye sare Cabdi Cismaan iyo Maxamed Nuur Caliyow 13 Janaury 1992 Dhageyso

Wareysi lala yeeshay Maxamed Siyaad Barre 30-01-1974 Dhageyso

Hees Jeneral Siyaad dhageysan jiray xadka iyo xawaaraha Dhageyso

Jeneral Siyaad khudbad uu jeediyay 25-12-1969 Dhageyso

Wareysi Jeneral Caydiid lala yeeshay 20-01-1992 Dhageyso

Gabay uu Jeneral Caydiid tiriyay oo lagu magacaabo Cawo Dhageyso

Taariikh nololeedka Amiirka Al-Shabaab Ahmed Godane Dhageyso

Wariyeyaasha ugu caansan Somalia oo ilmeynaya dhageyso Part 1

Qeybta 2 aad ee Calool xumida badan halkaan ka dhageyso

Iloobi Meeyno taariikhda,Iloobi meeyso taariikhdu

Questions and Answer about Sheik Mohamud Ow Abdulle Ariif

Email: waagacusub@waagacusub.com ama dahiralasow@yahoo.com
Waagacusub Sunday Music Part3 Dhageyso ama Download
Waagacusub Sunday Music Part2 Dhageyso ama Download

Sunday Music-Heesahii Radio Mogadishu Dhageyso ama Download

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new

 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl Part 1
Dikaan Jaceyl Part 2
Dikaan Jaceyl Part 3
Dikaan Jaceyl Part 4
Dikaan Jaceyl Part 5
Dikaan Jaceyl Part 6
Dikaan Jaceyl Part 7
Dikaan Jaceyl Part 8
Dikaan Jaceyl Part 9
Dikaan Jaceyl Part 10
Dikaan Jaceyl Part 11
Hees Dhiigshiil Download here
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Raadraaca Fanka 5 maxaad ka taqaan Laxamiiste Jiir Dhageyso
Raadraaca Fanka 6 maxaad ka taqaan Macalinka dhaantada Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees Maxamed Gacal Xaayoow
Xasuus Riwayad banadiri dhageys
Hees Xildhiban ma noqonkaro Dhagey
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyaaladda PM Gaas 1
Qabyaaladda PM Gaas 2
Qabyaaladda PM Gaas 3