Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Halista hesiiska Al-Islaax iyo Dam Jadiid - Runaan la sheegin maahine Rati Dameer ka raad qurxoon

22 April 2013 Waagacusub.com-Waxaa maalintii shaley heshiis ku gaarey Muqdisho.20-04-2013 ururada kala ah Islaax iyo Damul jadiid


Waxaa wax aad loola yaabo ah niman wata magac diimeed oo iyaga waxaan ka mid aheyn eysan aqoonin laakin iyagu is yaqaanaan, iney manta idaacadaha la soo hor fariistaan waxaa heshiiyey Islaax iyo Damul jadiid .

Macnaheedu waa xukuumda noo xoojiya waa maahmaahdii soomalida ee

Gaal aa god iigu jiree garuunka isii .

Walaahi waa wax lala yaabo oo aad looga xumaado rag ku taamaayey in ey xukun mar uun ku qabsadaan magac diimeed maantana gacanta u gasho.

Waxaan la yaabayey rag wali mucaarad ku ah dowlada laakiin hadaan ogaadey nin waloo mucaarad ah inuu xaq iyo xaquuq leeyahey .

Ilaahey baan idinku dhaarshey Aabaha xamaaliga ah iyo hooyada dhuxusha iibisa iyo wiilka kaluunka ama malaayga soo dabta oo aanan waligood waxaan ku fakirin in islaax iyo ictisaam iyo damul jadiid jiraan waa side xaaladooda marka maalin walba sidaan loogu heshiiyo ?

Jawaabta waa waligood yeysan wax fahmin.

Waxaan talo u soo jeedinayaa dhamaan umadda Somaaliyeed iyo maamulada jirain ey indhahooda furan arinkaana aan la dhayelsan Tusaale ahaan .

Islaax +Damul jadiid = Xukun Doon

Hadii loo baahdo Ciidan Boliis ama Milltari Nabasud Asluub Safiiro Agaasimo guud.Waxey ku qeb sanaayaan:4.5 oo macaneheedu yahey fikirka islaax iyo damul jadiid dad aamin san laakin kala qabiil ah in laguu keeno oo sawirka aad arkeysid noqdo dad soomaali al kala qabiil ah laakin hoos kawada xiriira ooh al urur oo heshiiey ah

Taas macnaheedu waan in fadhiga laga kacaa oo lala xisaabtamaa ama lagu dacweeyo beesha caalamka ama leyka celiyo. Sababtoo ah waxey ku heshiin qodobadan .

Dr. Maxamud sheeq said oo aqrinaayo qodobada lagu heshiiyey waxuu yiri

01- In midooboon ururka al-islaax iyo ururka damul jadiid

02- In la qabto shir weyne lagu dar dar galinaayo howlaha ururka ( aan wax wada qeybsano)

03- In la magacaabo gudiyo farsamo aa ka shaqeeyo dhameystirka arimahaas

04- Waxaa shacabka soomaaliyeed la ogeysiinayaa in la ilaayo midnimada dalakana laga saaro xaalada adag uu ku jiro

Ilaahey baan idin ku dhaarshey arikaas ka warama maxey ku kala duwan yihiin kuwii ka horeyey oo magaca diimeed watey.

Mr. Cabdi xasan Nuur

Wabilaahi Towfiiq

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3