Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

 

     
 
 
 

Duulaanka Kenya ee Somalia oo la dejiyey laba sano ka hor “Warbixin sir ah”

20 December 2011 Waagacusub.com- Bishii January ee sanadkii hore 2010, ayaa madax ka tirsan dowlada Kenya waxa ay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia kula kulmeen madaxda dhigooda ee dowlada Mareykanka si ay ugu ololeeyaan taageero caalami ah oo loo helo xalka mushkilada Somalia.

"Hindisaha Jubaland" oo ahaa qorshe sir ahaa oo la waday ayaa la soo bandhigay, taasoo aheyd in la sameeyo maamul gooni u taagan oo ka madax banaan koonfurta Somalia inteeda kale oo lagu magacaabo Jubaland si markaa Al-Shabaab looga jaro dhinaca Kenya.


Iyadoo la soo xiganayo halista isa-soo taraysa ee Al-Shabaab ay ku hayaan amaanka qaranka Kenya, ayaa wafdi uu horkacayo wasiirka arrimaha gudaha Kenya Moses Wetang’ula waxa ay sheegeen inay lagama maarmaan tahay in la sugo amaanka xaduudaha Kenya.
Waxa ay baaq ay calool-dabacsi ka muuqato u jeediyeen Mareykanka oo ah inuu fahmo oo uu taageero.
Kulankii Addis Ababa waxa uu ka mid ahaa shirar dhowr ahaa oo dhexmaray saraakiil darajo-sare ka haya Kenya iyo kuwa Mareykan ah, taasoo qeyb ka aheyd ololaha Mareykanak looga doonayey in looga helo taageero ku wajahan dagaalka ay Kenya ku lug yeelanayso ee dalka Somalia.
Iyadoo la iska duwayo shakiga Mareykanka, ayaa wafuudii Kenyan waxa ay sheegeen in hindisaha Jubaland uu xaqiiqdii ahaa fikrad ka timid Dowlada Federaalka ee Somalia.
Olole xoogan oo la waday ayaa ku dhowaad 2 sano ka dib waxa ay ciidamada difaaca ee Kenya u talaabeen koonfurta Somalia taasoo ah markoodii ugu horeysay oo ay ku lug yeeshaan howlgal militari oo dibadda ah.
Faahfaahin ku saabsan xusul-duubka Kenya waxay ay ku jirtay sir xaga diblimaasiyada ah oo uu soo bandhigay sanadkan sir-kashifaha weyn ee Wikileaks.
Wikileaks waxa uu daboolka ka qaaday sida ay Kenya ugu xargagtay mudo laba sano ah Mareykanka inay ka iibiso qorshaheeda ah inay militari ahaan ku lug yeelato Somalia si ay isaga caabiso halista kaga imaanaysa Al-Shabaab, taasina waxay dhashay howlgalka loogu magac-daray "Howlgalkii Linda ee bilowday 16-kii October ee sanadkan.
Sir-kashifaha waxa kale oo sheegay in talaabada militari ee labada sano qaadatay qorsheynteeda uusan aheyn waxa ka dhashay ka jawaabid ka laga jawaabayey afduuboyo ay sameeyeen kooxo Islaamiyiin ah oo ka dhacay gudaha Kenya sida ay marar badan ku celceliyeen madaxda dowlada Kenya.
Afduubyadaasi waxa ay u muuqdeen kuwo marmarsiyo siinayey dowlada Kenya inay fuliso qorshaheeda oo madaxdeeda ay ku doodeen inay muhiim u tahay in laga gaashaanto khatarta ka imaanaysa dal derisa oo aan xasilooneyn.
Wikileaks waxa kale oo cadeeyey in howlgalkii Kenya ee somalia ay ku gashay uusan taageero ku filan ka helin labada dhinac ee dowlada wadaaga ee Nairobi. Madaxweyne Kibaki raiisal wasaare Raila Odinga ayaa si weyn uga dambeeyey arrintan.
Guddiga Qorshaha
Mid ka mida warbixinada uu soo bandhigay Wikileaks waxa ay muujinaysaa in Mr Wetang’ula uu ku wargeliyey danjiraha Mareykanka u qaabilsan arrimaha Afrika Johnnie Carson in guddiga qorshaha laga soo shaqo geliyey xafiiska Mr Odinga.
"Dadaalka Kenya waxaa isku-duway koox fadhigeedu yahay xafiiska raíisal wasaare Odinga’s office, ayuu yiri Wetang’ula, laakiin raíisal wasaaraha iyo madaxweyne Kibaki way wada gudoominayeen dadaalkaasi si looga dhigo wax si run ah ay labada dhinaca u wada ogol yihiin ," ayaa lagu sheegay qeyb ka mida siraha la helay.
Madaxda Kenya waxay kala saareen dhibaatooyinka ay sababeen Al-Shabaab; qulqulka qaxootiga soo galaya Kenya, xagjirnimada laga beerayo dhalinyarada Kenyan-ka ah, soo gelinta hubka yar yar iyo qalqal gelinta qiimaha suuqa taasoo ka dhalata lacagaha faraha badan ee laga helo burcad badeednimada ee saameynta ku yeeshay dhaqaalaha Kenya.
Saitoti ayaa sidoo kale waxa uu xusay in burcad badeednimada Somalia ay dhaawac u geysatay Kenya. Waxa uu ku andacooday in lacaga madaxfurasahada ee la siiyo burcad badeeda Somalida laga geliyo ganacsi qaali ah iyo hanti deegaan, taasoo sicir barar ku riday qiimaha suuqyada Kenya. Waxa kale oo uu sir kashifaha intaa ku daray in cadad badan oo ah hubka yar yar oo laga keen Somalia laga iibiyo suuq madow dalka Kenya.
Istaraatiijiyada ay dejiyeen saraakiisha amniga ee Kenya ayaa aheyd: in la galo koonfurta Somalia, si loo riixo Al-Shabaab oo loo sameeyo aag ka caagan militari si loogu saamaxo dowlada socod baradka ah ee Somalia inay hesho dhul ay maamusho oo ay awoodeeda ku faafiso.
Muhiimada guusha howlgalkan waa in la qabto dekada Kismaayo, taasoo ah isha ugu weyn ee dhaqaalaha uu ka soo galo kooxda Al-Shabaab, sida laga soo xigtay agaasimaha sirdoonka militariga Kenya Brig Philip Kameru.
Sir la helay 2-dii bishii August, 2010, ayuu masuulkaasi ku sheegay in booqashadii danjiraha Mareykanka ee arrimaha ka horgtaga argagixisada Daniel Benjamin ay ku saabsanayd fariin uu waday oo aheyd in Al-Shabaab ay bilaabayaan weeraro halis ah oo ka fuliyaan gudaha Kenya.
W/T: Mohamed Abdi Farah
Utrecht, Netherlands
Email: mfarah_10@hotmail.com


Daawo Video Dagaalka Muqdisho= Meydadka Al-Shabaab iyo Amisom



Gala Bingo CASINO BONUSES EUCasino fx Football Manager

Dhageyso Barnaamij gaara Gabayo+Khudbado+Heeso Wadaniya



Gala Bingo CASINO BONUSES EUCasino fx Football Manager

Online inta akhrisanee

--
Dahir Alasow, A senior Radio and TV journalist, a leader of a press watchdog ASOJ, the editor of waagacusub.com, and outstanding commentator with fearless check on actions of the political groups and others players through investigative journalism, plus defender of the public interest and voice to the voiceless through "the truthful tip of his truth pen"
"Tribalism provides NO shelter; it ONLY causes destruction."
"Dugsi Male Qabyaaladi Waxay Dumiso
Mooyaane" Cabdullaahi Suldaan Timacadde

http://www.dahiralasow.com
Tel: +31684863567
dahiralasow@asoj.org
dahir.alasow@mareeg.com
dahir.alasaw@raadtv.com
dahiralasow@waagacusub.com
www.waagacusub.com
www.asoj.org

By Dahir Alasow

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.
By Dahir Alasow
+31684863567
Dahir.alasow@asoj.org

Hees Dhiigshiil ha dhigan Download here MP3

Halkaan ka dhageyso barnaamij xiiso badan 1995

Khudbad uu Jeneral Caydiid jeediyay markii Cunaqabateynta laga qaaday

Wareysiyo lala yeeshay Jeneral Caydiid,Duuliye sare Cabdi Cismaan iyo Maxamed Nuur Caliyow 13 Janaury 1992 Dhageyso

Wareysi lala yeeshay Maxamed Siyaad Barre 30-01-1974 Dhageyso

Hees Jeneral Siyaad dhageysan jiray xadka iyo xawaaraha Dhageyso

Jeneral Siyaad khudbad uu jeediyay 25-12-1969 Dhageyso

Wareysi Jeneral Caydiid lala yeeshay 20-01-1992 Dhageyso

Gabay uu Jeneral Caydiid tiriyay oo lagu magacaabo Cawo Dhageyso

Taariikh nololeedka Amiirka Al-Shabaab Ahmed Godane Dhageyso

Wariyeyaasha ugu caansan Somalia oo ilmeynaya dhageyso Part 1

Qeybta 2 aad ee Calool xumida badan halkaan ka dhageyso

Iloobi Meeyno taariikhda,Iloobi meeyso taariikhdu

Questions and Answer about Sheik Mohamud Ow Abdulle Ariif

Email: waagacusub@waagacusub.com ama dahiralasow@yahoo.com
Waagacusub Sunday Music Part3 Dhageyso ama Download
Waagacusub Sunday Music Part2 Dhageyso ama Download

Sunday Music-Heesahii Radio Mogadishu Dhageyso ama Download

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new

 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl Part 1
Dikaan Jaceyl Part 2
Dikaan Jaceyl Part 3
Dikaan Jaceyl Part 4
Dikaan Jaceyl Part 5
Dikaan Jaceyl Part 6
Dikaan Jaceyl Part 7
Dikaan Jaceyl Part 8
Dikaan Jaceyl Part 9
Dikaan Jaceyl Part 10
Dikaan Jaceyl Part 11
Hees Dhiigshiil Download here
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Raadraaca Fanka 5 maxaad ka taqaan Laxamiiste Jiir Dhageyso
Raadraaca Fanka 6 maxaad ka taqaan Macalinka dhaantada Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees Maxamed Gacal Xaayoow
Xasuus Riwayad banadiri dhageys
Hees Xildhiban ma noqonkaro Dhagey
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyaaladda PM Gaas 1
Qabyaaladda PM Gaas 2
Qabyaaladda PM Gaas 3