Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Topnews:-Madaxweyne Garguurte oo Ganacsatada ku amray inay Canshuurta ku shubaan Account Dubai- Marshal Low ?


21 Febraury 2013 Waagacusub.com- Ganacsatadda badeecadaha kala dega Dekadda Muqdisho ayaa lagu amray inay lacagta Canshuurta ku shubaan Account Bank uu Dubai ka furay Madaxweynaha Somalia Hassan Mohamud Alasow.


Hassan Mohamud wuxuu Maareeyaha Dekadda ku amray inay badeecadaha la bixi karaan ganacsatada wadata Dukumiinta cadeeynaya inay Canshuurta ku shubeen koontada uu ka furay Dubai.

Koontada uu furay Madaxweyne Garguurte waxaa lacag ka bixin kara kaliya isaga sidoo kalena waxaa Bajadka Dowladda Maamulaya Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Amaal Biyamaaleey sida Waagacusub xaqiijisay.
Go-aanka Madaxweynaha ayey qaar ka tirsan golaha Wasiiradda ku tilmaameen Inqilaab dhaqaale halka Siyaasiyiin badana ku fasireen Marshal Low uu ku rogay dhaqaalaha Dowladda si uu cunaqabateyn u saaro Ra'isulwasare Saacid.
Gudoomiyahii Bankiga dhexe Mr Cabdi Salaan oo ka biyo diiday amar uu Madaxweyne Hassan ku siiyay inuu lacag ku bixin karin saxiixa Ra''isulwasaraha iyo Wasiirka Maaliyadda ayaa xilkii uu ka qaaday.
Masuulka laga qaaday xilka Bankiga dhexe oo Duq Magaalo ku xigeen ka soo noqday Magaaladda New York ee dalka Mareykanka waxaa lagu sifeeyaa nin adag oo musuqmaasuqa iyo sharci darada neceb.
Si kastaba ha ahaatee,Dhaqaalahii Dowladda Federalka wuxuu ku aruuray gacanta Madaxweynaha ,waxaana dad badan isweydiinayaan waxa xigi doona.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3