Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Topnews:- Xildhibaanada Hawiye oo mooshin ku saabsan Khaatuma iyo Awdal horgeynaya Baarlamaanka.

21 May 2013 Waagacusub.com-Xildhibaan Abdullahi Jamac {Kobaweyne} ayaa shaaca ka qaaday inay diyaariyeen Mooshin looga doodi doono qadiyada bulshada ku nool Khaatuma State iyo Awdal State.


Xildhibaan Kobaweyne oo ka mida golaha sare ee gudiyadda Baarlamaanka ahna Gudoomiyaha gudigga Ganacsiga iyo Warshadaha Baarlamaanka Federalka Somalia wuxuu yiri "Mooshinkeena ugu horeeya wuxuu ku saabsan yahay in Ciidamadda Kenya ka baxaan Jubooyinka iyo in Dowladda Federalka Somalia si deg dega u kaalmeeyso shacabka u dhimanaya Somalinimada ee ku nool Khaatuma iyo Awdal"

Xildhibaan Abdullahi Jamac wuxuu tibaaxay in qadiyadu tahay mid ay ka baaraandegeen,ayna ka mideeysan yihiin inta badan Xildhibaanada wadaniyiinta.
"Taageeradeena Khaatuma iyo Awdal ulama jeedno xumaan laakiin waxay naga tahay inaan dhiirigelino bulshada qadiyada Somaliweyn u dhimanaya,waana ku guuleeysan doonaa"ayuu yiri Xildhibaan Kobaweyne oo wareeysi gaara siiyay Radio Waagacusub.
Halkaan ka dhageyso Wareysiga

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3