Magacyada
17-ka Xildhibaan ee xilka ka qaaday Madaxweynahii Galmudug.
21 December 2011Waagacusub.com- Telefishinada iyo Idaacadaha
ku hadla afka Somaliga ayaa markii ugu horeeysay baahiyay
Muuqaalka iyo Maqalka 17-kii Xildhibaan ee u codeeyay
inay xilka qaadis ku sameeyeen Madaxweynahii Galmudug
Mohamed Ahmed Caalin kadib markii Maxkamadda sare ee
Galmudug cadeeysay inuu galay qiyaano qaran kuna xadgudbay
dastuurka u qoran maamulka.
Hadaba
Halkaan ka Dhageyso Xildhibaanada Galmudug
oo mid walba sheegayo magaciisa iyo inuu xilka qaadista
Caalin u codeeyay.
--
Dahir Alasow, A senior Radio and TV journalist, a leader
of a press watchdog ASOJ, the editor of waagacusub.com,
and outstanding commentator with fearless check on actions
of the political groups and others players through investigative
journalism, plus defender of the public interest and
voice to the voiceless through "the truthful tip
of his truth pen"
"Tribalism provides NO shelter; it ONLY causes
destruction."
"Dugsi Male Qabyaaladi Waxay Dumiso
Mooyaane" Cabdullaahi Suldaan Timacadde
Waagacusub is Investigative media
with sense of professionalism, fearless in cultivating
the truth, informative, unbiased, independent, educative,
a role model and a voice to the voiceless.
By Dahir Alasow
+31684863567
Dahir.alasow@asoj.org
Email: waagacusub@waagacusub.com ama
dahiralasow@yahoo.com Waagacusub Sunday Music Part3 Dhageyso
ama Download Waagacusub Sunday Music Part2 Dhageyso
ama Download