Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

 

     
 
 
 

Madaxweyne Shariif oo ku guuldareeystay in Ximin iyo xeeb ka qeybgasho shirka Garowe

21 December 2011 Waagacusub.com- Xafiiska Qaramadda Midoobay u qaabilsan Somalia ee UNPOS ayaa laalay codsi Madaxweyne Shariif Sheekh Ahmed ku waydiistay in Maamulka Ximin iyo Xeeb ka qeybgalaan shirka wadatashiga Somalia ee ka dhacaya Magaaladda Garowe.

Ergayga Qaramadda Midoobay u qaabilsan arrimaha Somalia Amb Mahiga ayaa sheegay in codsiga Madaxweyne Shariif yahay mid soo baxay xilli la saxiixay Hindisaha ROAD MAP.


“ Shirka Garowe waxaa ka qeybgalaa Maamuladii hore uga qeybgalay maxaa yeelay Madaxweyne Shariif wuxuu codsigiisa ku haboonaa inta uu isaga saxiixan ka hor”ayuu yiri Amb Mahiga.
Shariif Sheekh Ahmed oo hore ugu dhawaaqay in shirka wadatashiga Somalia ay ka qeybgali doonaan XIMIN iyo XEEB ayaa ku hungoobay damaciisa waloow sabab looga dhigay isagoo aan fikrad wanaagsan ka heysan qorshaha uu saxiixay ee ROAD MAP.
Maamulka Ximin iyo Xeeb ee TIICEEY hogaamiya ayaa markii loo sheegay inaysan ka qeybgaleen shirka wadatashiga Garowe waxay Saxaafadda u sheegeen inaysan ka qeybgaleen shirka Garowe taas oo loo fasiray inay ku qarinayaan hungadooda siyaasadeed.
Madaxweynaha Ximin iyo Xeeb wuxuu ka mid yahay aqoonyahanada firfircoon ee ka soo jeeda Galgaduud iyo Mudug hasse yeeshee waxaa damaciisa la degay degaanka ku qoran maamulka Ximin iyo Xeeb oo Caalamka u yaqaanaan hooyga argagixisada iyo burcad badeeda Somalia.
Qariiradda Ximin iyo Xeeb waxaa ku qoran inay maamul ahaan ka taliyaan Cadaado ilaa Xarardheere .
Magaalo Xeebeedka Xarardheere oo ah saldhiga ugu weyn gobolada dhexe ee Al-Shabaab iyo Burcad badeed maamulaan waxaa ku afduuban ajnabiyiin u dhashay Yurub iyo Mareykanka.


Daawo Video Dagaalka Muqdisho= Meydadka Al-Shabaab iyo Amisom



Gala Bingo CASINO BONUSES EUCasino fx Football Manager

Dhageyso Barnaamij gaara Gabayo+Khudbado+Heeso Wadaniya



Gala Bingo CASINO BONUSES EUCasino fx Football Manager

Online inta akhrisanee

--
Dahir Alasow, A senior Radio and TV journalist, a leader of a press watchdog ASOJ, the editor of waagacusub.com, and outstanding commentator with fearless check on actions of the political groups and others players through investigative journalism, plus defender of the public interest and voice to the voiceless through "the truthful tip of his truth pen"
"Tribalism provides NO shelter; it ONLY causes destruction."
"Dugsi Male Qabyaaladi Waxay Dumiso
Mooyaane" Cabdullaahi Suldaan Timacadde

http://www.dahiralasow.com
Tel: +31684863567
dahiralasow@asoj.org
dahir.alasow@mareeg.com
dahir.alasaw@raadtv.com
dahiralasow@waagacusub.com
www.waagacusub.com
www.asoj.org

By Dahir Alasow

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.
By Dahir Alasow
+31684863567
Dahir.alasow@asoj.org

Hees Dhiigshiil ha dhigan Download here MP3

Halkaan ka dhageyso barnaamij xiiso badan 1995

Khudbad uu Jeneral Caydiid jeediyay markii Cunaqabateynta laga qaaday

Wareysiyo lala yeeshay Jeneral Caydiid,Duuliye sare Cabdi Cismaan iyo Maxamed Nuur Caliyow 13 Janaury 1992 Dhageyso

Wareysi lala yeeshay Maxamed Siyaad Barre 30-01-1974 Dhageyso

Hees Jeneral Siyaad dhageysan jiray xadka iyo xawaaraha Dhageyso

Jeneral Siyaad khudbad uu jeediyay 25-12-1969 Dhageyso

Wareysi Jeneral Caydiid lala yeeshay 20-01-1992 Dhageyso

Gabay uu Jeneral Caydiid tiriyay oo lagu magacaabo Cawo Dhageyso

Taariikh nololeedka Amiirka Al-Shabaab Ahmed Godane Dhageyso

Wariyeyaasha ugu caansan Somalia oo ilmeynaya dhageyso Part 1

Qeybta 2 aad ee Calool xumida badan halkaan ka dhageyso

Iloobi Meeyno taariikhda,Iloobi meeyso taariikhdu

Questions and Answer about Sheik Mohamud Ow Abdulle Ariif

Email: waagacusub@waagacusub.com ama dahiralasow@yahoo.com
Waagacusub Sunday Music Part3 Dhageyso ama Download
Waagacusub Sunday Music Part2 Dhageyso ama Download

Sunday Music-Heesahii Radio Mogadishu Dhageyso ama Download

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new

 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl Part 1
Dikaan Jaceyl Part 2
Dikaan Jaceyl Part 3
Dikaan Jaceyl Part 4
Dikaan Jaceyl Part 5
Dikaan Jaceyl Part 6
Dikaan Jaceyl Part 7
Dikaan Jaceyl Part 8
Dikaan Jaceyl Part 9
Dikaan Jaceyl Part 10
Dikaan Jaceyl Part 11
Hees Dhiigshiil Download here
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Raadraaca Fanka 5 maxaad ka taqaan Laxamiiste Jiir Dhageyso
Raadraaca Fanka 6 maxaad ka taqaan Macalinka dhaantada Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees Maxamed Gacal Xaayoow
Xasuus Riwayad banadiri dhageys
Hees Xildhiban ma noqonkaro Dhagey
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyaaladda PM Gaas 1
Qabyaaladda PM Gaas 2
Qabyaaladda PM Gaas 3