Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Somalilander ka hadlay Aflagaadadii Universal Tv ee Beesha Hawiye

22 April 2013 Waagacusub.com-Marka hore waxaan hambalyo iyo salaan iyo bogaadiinba usoo diraya shabakada wararka ee WAAGA CUSUB gaar ahaan waxan tafatiraha webka ee dahir calasow waxaan doonayaa inaan laba erey ka idhaa barnaamij maalin dhaweyd ka baxay tvga gaarka loo leeyey ee universal ee uu kaga hadlayay hantida la kala haysto magacaygu waa rashiid baashe maxamed waxaan ahay muwaadin reer SOMALILAND AH GAAR AHAAN REER HARGEISA.


waxaan doonaya inan ka yara hadlo oo soo dhiciyo geel ninkii lahaa dhacsan kari wayaay waana beel weynta hawiye ee sharafta iyo karaamada u saaxiibka ah meel weynta hawiye way ka balaadhan tahay waanay ka sharaf badan tahay beel ama qabiil barnaamij lagu ceebeysto cagma dhige iyo wax la midina aanay caayin karin waxna u dhimi karin dahir calasow iyo cabdqaadir oromana aanay amaan iyo faan u samayn karin hawiye wa la yaqaan wuxuu gudo iyo wuxu galo somali maanta dhulka may soo wada dagin waa lays yaqaan aduuna magac baa ka hadha.

marka hore waxaa sharaf ii ah inaan inaan ma mid noqdo dadka sida aadka ah ugu xidhan waaga cusub waxaan doonaya inan idhaa laba kalmadood oo gaagaaban midi waxay tahay somalidu waxay tidhaahdaa WARAABIHII SOO KUDMADA TAGAY EE ISAGII LA KUDAY waxaa yaab iyo ama kaag igu noqotay ninka ay dayntii xoolihii iyo hantidii umada somaliyeed ku maqan tahay ee hadana malin walba idaacadaha la taahan guri ayaa layga haystaa oo hawiye ayaa hantideydii haysta goofka yar ee uu xaaraanta ku heley ee xamar ku yaala miyaa kala cuslaatay hantidii umada ee uu ilaa 1960 cunayay walahi haday xisaabi timaado inta bina aadan nool yahay inaanay dhamaanayn xaqa iyo deynta daarood ku maqan lakinse haday ogol yihiin in la xisaabtamo ma og tahay in xisaabtu inoo wada fiican tahay oo daaro iyo goofaf cidla oo ayuu ku doodayaaye inay ku maqan yihiin 500 oo kun oo qof oo somali ah oo reer somaliland ah yaa loo raacaya mida kale dadka somalidu maanta ismay baran waa lays yaqaan dusha layska eegtaa daarood xiliguu xamar yimi waa la yaqaan hantidiisu intay ahayd kacaanka iyo sharmaarke ka horna waa la ogaa ilahay ban ku dhaartee hadii xisaabi timaado maradaa ku guban waxaa l yidhi ninka aan hadalka xagiisa ugu tagini ilma xalaal maaha ninka hadalka runta ka sheegi waayana been baw qarsoon aqalada iyo guud ahaan hantida xalaasha ah hada maaha xaaraanta ee uu daarood ku leeyey gobolka banaadir waxaa ka badan oo kaga hanti badan isaaq waliba isaaq oo dhan maaha xoolaha habar awal ama hantida habar awal ayaa xamar kaga badan waa lays yaqaan maxaa hantida reer woqooyiga loo dhici waayay amaa beeraha isaaq loo dhici waayay ma awood looga cabsoonayo oo qarsoon baa jirta maxaa hantida daarood xamar loogu dhacaa suaashaa jawaabteedu waa HAL BOOLI AH NIRIG XALAALA MA DHASHO markiisi hore ayay hantidaas dadkan reer banaadir laga dhacay ilaahay baana u soo celiyay waxaanan odhan lahaa hantida muqdisho dheh taalaa waa maahmaahdi carbeed ee ahayd KULI SHAY YARJIC ILAA ASLIHII majeerteen iyo guud ahaan harti waa meesha kaliya ee dadka reer banaadir ama konfurta somaliya laga mustaafuriyo markay soo gaadhaan ee lagu yaso ee lagu caayo ee lagu gumeeyo waa la ogaa dadki laga raafay boosaaso iyo laascaanood dadkaasi ma amxaaro ayay ahaayeen mase yuhuud jawaabtaas waxaan ka sugayaa reer puntland iyo guud ahan harti waxaan kusoo gunaanadayaa raga lacagta iyo wakhtiga ku luminaya in la ceebeyo beel somaliyeed oo sheekh iyo shariifba leh wadaad iyo waranle ba leh tixdan gabayga ah ee uu curiyay ilahay naxariisti jano ha ka waraabiyee MAXAMED XAASHI DHAMAC GAARIYE

Nin qabyaalad doojoow
Doqonniimo waa cudur
Haddii aad dux leedahay
bal docdaada uun eeg
Inta dumar agooma ah
Inta dhiig dad lagu qubay
Inta darib nin lagu cunay
Inta duul ku qaran jabay
Debec yaa lahaayeey
Maxaa degel ku baaba'ay
Maxaa dhacay Umula-doox
Anigaa nin dooriyo
Anigaa wax dumin kara
Maxaa Beel ku dumug tidhi
Imisaa dugaag qaday
Dubaaxdiinna loo wadhay
Darka iyo xareeddiyo
Daaq laysu qoonsaday
Dirirtiyo colaaduu
Maxay haad dibbiriyeen
Islaan wiilki laga diley
Dugayeey maxay tidhi
Dadab iyo aroosiyo
Aqal laba daryaalle ah
Maxaa daaha loo rogey
Waxan uga dan lee yahay
Sumad iyo Dir-soociyo
ninkii duuf ku nooloow
Alle doori baad tahay
Soomali waa duud
Dekan qabe ha joogee
Waa ul iyo diirkeed
Deris iyo tol wada yaal
Nin danlaana kala gura

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3