Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Topnews:- Wariye Ridwaan Xaaji oo ku biiray Dowladda Somalia - Xil Culus.

22 June 2013 Waagacusub.com-Ila wareedyo muhiima ayaa Waagacusub u sheegay in Wariye Ridwaan Xaaji Cabdiwali ku biiray Dowladda Federalka Somalia kadib markii loo qorsheeyay in loo magacaabo xil culus.


Ridwaan Xaaji Cabdi wali wuxuu ka hoowlgeli doonaa Xafiiska Ra''isulwasare Saacid,sida xogta tibaaxday.
Inkastoo aan ka gaabsanay inaan sii shaacino xilka loo qorsheeyay hadana magacaabistiisu waxay ka dhigan tahay muhiimad u gaara bahda Saxaafadda Somalia.

Dowladda Federalka waxay xil Qaran hore ugu magacaawday CabdiShakuur Gaal eri,sidoo kalena xilka loo qorsheeyay Ridwaan wuxuu noqonayaa mid Dowladda taageera uga heli doonto Suxufiyiinta Soomaaliyeed.
Ridwaan Xaaji Cabdiwali waa nin degan oo wax ku bartay dalka Ingiriiska wuxuuna Saxaafadda madaxabanaan ka soo shaqeeyay mudo dheer.
Warbaahinta Waagacusub Dowladda Federalka ku amaaneysaa muhiimada ay siisay sidii Suxufiyiinta uga mid noqon lahaayeen madaxda Dowladda.,waxaana ugu dambeyn hambalyo u direeynaa Ridwaan Xaaji oo aan telefoon ku weynay maadama la sheegay inuu Muqdisho tegay.
Saamigii Saxaafadda ugu yaraan sedex dalool mid baan helnay.

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3