Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Maleeshiyo Isbaaro dhigtay Ceeljaale -Taliyahii Ciidanka Dowladana dhaawacay .

24 March 2013 Waagacusub.com-Maliishiyo beeleed maalmahaanba qas ka waday degmada Marka ayaa la sheegayaa inay isbaaro dhigteen degaanka Ceeljaale ee u dhow magaalada Marka, Maliishiyadaan ayaa shalay subaxnimadii (Jimcihii 22 March 2013) rasaas ku furay Baabuur Caasi ah oo magaalada Marka Kabaxay. Rasaastaas ayey ku dhaawacmeen 3 qof oo rayid ah, iyadoo dhaawacaasi lagu dabiibayo isbitaalka magaalada Marka.


Taliye ka tirsan Milateriga Soomaaliyeed oo difaaca uga jira degaanka Janaale oo u socday Magaalada Marko ayaa maliishiyadii isbaaradu u tiilay degaanka Ceeljaale ay isla goobtii rasaas kula fureen Baabuurkii uu watay.
Taliyahaan ka tirsan milateriga Soomaaliya oo lagu magacaabo Liibaan ayaa ka dhaawacmay caloosha sida ay Waagacusub u sheegeen dhaqaatiirta Isbitaalka Marko oo qaliin ku sameeynaya Sarkaalkaas.

Maliishiyo beeleedkaan ayaa la sheegayaa inay intooda badan horey u ahaayeen Alshabaabkii joogi jiray gobolka oo qaatay tuutaha ciidamada, iyadoo la sheegay inay qaarkood la socdaan Gudoomiyaha degmada Cukaash.
Maliishiyada Isbaarada dhigatay Ceeljaale ayaa sidoo kale dhac ka bilaabay magaalada Marko .
Gobolka Shabeeladda hoose oo dhowaan qeybo ka mid ah laga xoreeyay Alshabaab waxaa qas ka wadomaliishiyo beeleedyo caqabad ku ah hawlgalada Ciidamada milateriga iyo Booliiska ee Gobolkaas.
Maleeshiyo beeleedka Biyo maal ee isbaarada dhigtay CeelJaale waxay diidan yihiin Dowladda Federalka Somalia ,waxayna nasiib darada ugu weyn tahay Dowladda Federalka oo ku dhici weysay inay isbaarada qaado ama wax ka qabato amaan xumida Shabeelada hoose.

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3