Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Topnews :-Madaxweynaha Somalia oo safiiro cusub magacaabay -Cali Dhoof-Doodishe iyo Jabriil Crd.

24 June 2013 Waagacusub.com-Madaxweynaha Somalia ayaa markii ugu horeeysay Safiiro u magacaabay laba ka mida saaxiibadiisa mudada dheer la soo shaqeeyay iyo rug cadaa diblomaasiya.


Madaxweyne Hassan wuxuu Safiirka New York u magacaabay Jabriil Ibrahim Abdulle oo wali ku magacaaban Agaasimaha Hay'ada CRD.

Jabriil iyo Madaxweyne Hassan waxay ka soo wada jeedaan beesha Waceeysle ee Abgaal Cismaan ,waxayna iskala soo shaqeeyeen CRD.

Madaxweyne Garguurte wuxuu safiirka Somalia u fadhiya Saudi Arabia u magacaabay hogaamiyaha ruuxiga ee Dam Jadiid Mohamed Doodishe.

Mohamed Doodishu wuxuu u dhashay beesha Mareexaan,waxaana Xoghayaha guud ee Xisbiga Madaxweyne Garguurte.

Madaxweynaha Somalia wuxuu Safiirka Turkiga u magacaabay diblomaasiga weyn ee Cali Dhoof oo mudo dheer ahaa Safiirkii Somalia u fadhiyay Washington.

Cali Dhoof wuxuu u dhashay beesha Sacad Habargidir ,waxaana la rumeeysan in magacaabistiisa xoojin doonto xiriirka turkiga iyo Somalia.

Lama hubo in golaha Wasiirada ansixin doonaan iyo inkale.

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3