Ciidamadda
Kenya oo weeraray Hoteladda Islii - boob
25 Oct 2011Waagacusub.com-Ciidamadda
Boliiska iyo Koofiyada Gaduuda dalka Kenya ayaa boqolaal
Somalia kala baxay inta badan Hoteladda Somalida ee
Xaafadda Islii ku yaal.
Ciidamadda Kenya waxay galeen Hotelo ay ka mid yihiin
Kiliminjaro,ILSAN IYO SAMAD .
Ciidamadda kenyaanka ayaa raaf ku bilaabay Somalida
Magaaladda Nairobi waxyar kadib markii qarax xoogan
uu gilgilay busteejo laga raaco basaska loo yaqaan MATAATUGA.
Xubno ka tirsan jaaliyadda Somalida ee Magaaladda Nairobi
ayaa Waagacusub u sheegay inay Ciidamadda amaanka dhaceen
goobo ganacsi,sidoo kalena baarteen dad badan oo ay
ka qab qabteen Hotelada iyo Xarumaha lagu caweeyo.
Ganacsatadda Somalida waxay dowladda kenya ku eedeeyeen
inay u qiil raadinee sidii ay ku dhici laheed hantida
Somalida degan dalkeeda.
Qaraxyadda ka dhacaya gudaha Kenya ayaa la rumeeysan
yahay inay fulinayaan argagixiso u dhalatay Kenya maadama
ay adag tahay in qof Somalia qaraxyo ka fuliyo dal uu
aqoon.
--
Dahir Alasow, A senior Radio and TV journalist, a leader
of a press watchdog ASOJ, the editor of waagacusub.com,
and outstanding commentator with fearless check on actions
of the political groups and others players through investigative
journalism, plus defender of the public interest and
voice to the voiceless through "the truthful tip
of his truth pen"
"Tribalism provides NO shelter; it ONLY causes
destruction."
"Dugsi Male Qabyaaladi Waxay Dumiso
Mooyaane" Cabdullaahi Suldaan Timacadde
Waagacusub is Investigative media
with sense of professionalism, fearless in cultivating
the truth, informative, unbiased, independent, educative,
a role model and a voice to the voiceless.
By Dahir Alasow
+31684863567
Dahir.alasow@asoj.org
Email: waagacusub@waagacusub.com ama
dahiralasow@yahoo.com Waagacusub Sunday Music Part3 Dhageyso
ama Download Waagacusub Sunday Music Part2 Dhageyso
ama Download