Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

 

     
 
 
 

Topnews:- Duqa Muqdisho oo amray dilkii Wariye Cabdi Salaan Xiis

25 December 2011 Waagacusub.com- Warsaxaafadeedyo ka soo baxay Ururadda Saxaafadda madaxabanaan ee Somalia ayaa lagu xaqiijiyay in Duqa Muqdisho Mohamud Ahmed Nur Tarsan lahaa amarkii lagu dilay Wariye Cabdi Salaan Xiis.

Warsaxafaadeed ka soo baxay Xafiiska Ururka Suxufiyiinta Qaranka Somalia ee Nusoj ayaa lagu sheegay in Ciidamadda dimbi baarista (CID) soo qabteen Mohamed Yusuf Nur oo ah taliyaha amaanka iyo Darawalka Duqa Muqdisho Mohamud Tarsan.Halkaan ka akhri


Saraakiisha dimbi baarista waxay Mohamed Yusuf Nor oo ah 37 jir xireen jimcahii shalay oo ku beegnaa 23 December, 2011,iyagoo sheegay inuu ka dambeeyay dilkii lagu khaarijiyay Wariye Cabdi Salaan Sheekh Xasan Xiis.
Ururka isu taga Suxufiyiinta Somalia ee ASOJ ayaa Warsaxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in baaris dheer kadib ogaadeen in dilkii Wariye Cabdi Salaan Xiis uu ka dambeeyay Duqa Muqdisho Mr Tarsan oo telefoon ugu hanjabay.
ASOJ waxay ogaatay in Mohamed Yusuf Nur oo ah Taliyaha amaanka ahna darawalka Duqa Muqdisho telefoon ugu hanjabay Wariye Cabdi Salaan Xiis ,iyadoo la dilay saacad kadibna.
War Saxaafadeedka ASOJ waxaa lagu xusay in dilka Wariye Cabdi Salaan Xiis ka dhashay kulan dhexmaray Ra’isulwasaraha Somalia Cabdi Wali Gaas iyo Duqa Muqdisho Mohamud Tarsan kuwaas oo carooday warbixin uu ku sheegay in garoonka Muqdisho ay Gudoomiyaha baarlamaanka ku soo dhaweeyeen Xildhibaano gaaraya sedex boqol.
War murtiyeed ka soo baxay Ururka Somali Media for Environment, Science, Health and Agriculture (SOMESHA) ayaa sidoo kale lagu cambaareeyay duqa Magaaladda Muqdisho.
SOMESHA Waxay tiri “Dowladda Somalia waxaa looga fadhiyaa inay sharciga hor geysa Duqa Muqdisho Mr Tarsan iyo Ninka dilka u fuliyay ee Mohamed Yusuf Nur”
Nin dharka Ciidanka Dowladda Federalka wato ayaa maalintii Axada 4-tii Galabnimo toogtay Wariye Cabdi Salaan Xiis xilli uu marayay Hotelka Madiina ee ku yaal degmadda Hamar Jajab.
Duqa Muqdisho Mohamud Tarsan oo Internet Cafe ku lahaa Islington north London wuxuu heystaa dhalashada Ingiriiska,waxayna Wariyeyaasha Soomaaliyeed dacwad ka dhana u gudbin doonaan Dowladda Ingiriiska maadama aan Dowlada Somalia looga fadhin inay si cadaalada sharciga u horgeyso Mr Mohamud Tarsan iyo Taliyahiisa amaanka.
Grand Shock over Somali Media, Mogadishu mayor orders to kill journalist

The Somali Media for Environment, Science, Health and Agriculture
(SOMESHA) Shocked to hear that the driver of the mayor of Mogadishu
was been behind the murder of late journalist Abdisalam Sheikh Hassan
(HIIS).
According to an statement from the National Union of Somali
Journalists (NUSOJ) late on Saturday stated that the Somali security
services, on Friday 23 December, 2011, detained at the Central
Investigation Department (CID) a suspect identified Mohamed Yusuf Nor,
37, who was believed to be behind the murder of late Abdisalan Sheik
Hassan (Hiis).

Mr. Nor who was the chief security and driver of the mayor of
Mogadishu threatened to Late Hassan to death on Sunday saying that he
would kill him an hour or so before his death, according to
witnesses’accounts. Late Hassan was killed by a gunman with military
uniform around 4:00pm at Madina Hotel in Hamar Jajab neighborhood an
hour or so after the death threats.

ACCESS THE FULL STORY AND THE EVENT PHOTOS FROM HERE:
Finally, the Somali Media for Environment, Science, Health and
Agriculture (SOMESHA) calls the Transitional Federal Government of
Somalia (TFG) to order the mayor of Mogadishu Mr. Mohamud Ahmed Nur
(Tarzan) to resign in order to investigate the case honestly as soon
as possible.

Many thanks,
Daud Abdi Daud
SOMESHA, Secretary General
Mobile: +252-62-284357


Daawo Video Dagaalka Muqdisho= Meydadka Al-Shabaab iyo Amisom



Gala Bingo CASINO BONUSES EUCasino fx Football Manager

Dhageyso Barnaamij gaara Gabayo+Khudbado+Heeso Wadaniya



Gala Bingo CASINO BONUSES EUCasino fx Football Manager

Online inta akhrisanee

--
Dahir Alasow, A senior Radio and TV journalist, a leader of a press watchdog ASOJ, the editor of waagacusub.com, and outstanding commentator with fearless check on actions of the political groups and others players through investigative journalism, plus defender of the public interest and voice to the voiceless through "the truthful tip of his truth pen"
"Tribalism provides NO shelter; it ONLY causes destruction."
"Dugsi Male Qabyaaladi Waxay Dumiso
Mooyaane" Cabdullaahi Suldaan Timacadde

http://www.dahiralasow.com
Tel: +31684863567
dahiralasow@asoj.org
dahir.alasow@mareeg.com
dahir.alasaw@raadtv.com
dahiralasow@waagacusub.com
www.waagacusub.com
www.asoj.org

By Dahir Alasow

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.
By Dahir Alasow
+31684863567
Dahir.alasow@asoj.org

Hees Dhiigshiil ha dhigan Download here MP3

Halkaan ka dhageyso barnaamij xiiso badan 1995

Khudbad uu Jeneral Caydiid jeediyay markii Cunaqabateynta laga qaaday

Wareysiyo lala yeeshay Jeneral Caydiid,Duuliye sare Cabdi Cismaan iyo Maxamed Nuur Caliyow 13 Janaury 1992 Dhageyso

Wareysi lala yeeshay Maxamed Siyaad Barre 30-01-1974 Dhageyso

Hees Jeneral Siyaad dhageysan jiray xadka iyo xawaaraha Dhageyso

Jeneral Siyaad khudbad uu jeediyay 25-12-1969 Dhageyso

Wareysi Jeneral Caydiid lala yeeshay 20-01-1992 Dhageyso

Gabay uu Jeneral Caydiid tiriyay oo lagu magacaabo Cawo Dhageyso

Taariikh nololeedka Amiirka Al-Shabaab Ahmed Godane Dhageyso

Wariyeyaasha ugu caansan Somalia oo ilmeynaya dhageyso Part 1

Qeybta 2 aad ee Calool xumida badan halkaan ka dhageyso

Iloobi Meeyno taariikhda,Iloobi meeyso taariikhdu

Questions and Answer about Sheik Mohamud Ow Abdulle Ariif

Email: waagacusub@waagacusub.com ama dahiralasow@yahoo.com
Waagacusub Sunday Music Part3 Dhageyso ama Download
Waagacusub Sunday Music Part2 Dhageyso ama Download

Sunday Music-Heesahii Radio Mogadishu Dhageyso ama Download

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new

 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl Part 1
Dikaan Jaceyl Part 2
Dikaan Jaceyl Part 3
Dikaan Jaceyl Part 4
Dikaan Jaceyl Part 5
Dikaan Jaceyl Part 6
Dikaan Jaceyl Part 7
Dikaan Jaceyl Part 8
Dikaan Jaceyl Part 9
Dikaan Jaceyl Part 10
Dikaan Jaceyl Part 11
Hees Dhiigshiil Download here
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Raadraaca Fanka 5 maxaad ka taqaan Laxamiiste Jiir Dhageyso
Raadraaca Fanka 6 maxaad ka taqaan Macalinka dhaantada Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees Maxamed Gacal Xaayoow
Xasuus Riwayad banadiri dhageys
Hees Xildhiban ma noqonkaro Dhagey
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyaaladda PM Gaas 1
Qabyaaladda PM Gaas 2
Qabyaaladda PM Gaas 3