Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Topnews :-Wariye shaqadii BBC Somali ku waayay Warbixin been abuura.

26 May 2013 Waagacusub.com-Wariye Mohamed Mohamud Dhoore ayaa shaqadii BBC Somali laga eryay kadib markii baaris mudo socotay lagu ogaaday in warbixin uu ku sheegay xasuuq ka dhacay Gelinsoor been aheyd.


Wariye MM Dhoore oo ah nin dhalinyaro ah waxaa warbixintiisa oo lagu lifaaqay gal dacwadeed ku qoran afka Somaliga loo gudbiyay Madaxda BBC kadibna baaris la sameeyay waxaa lagu xaqiijiyay in meesha dadka rayidka lagu xasuuqay aheyn Gelinsoor balse aheyd meel 7 KM u jirta Galkacyo.
Warbixinta laga qoray been abuurka uu Dhoore ku sameeyay Gelinsoor ayaa ciwaan looga dhigay "BBC Somali reports a big time lie"

Warbixinadii laga qoray MM Dhoore ee Somaliga iyo Ingiriiska waxay u dhigneed sidaan:-akhri
http://www.waagacusub.com/news/06.02.13.2bbc.htm
BBC Somali oo been weyn sheegtay:- Gelinsoor dad laguma leyn kamana dhicin dagaal!
Maleeshiyo taabacsan Cabdi Qaybdiid ayaa dad rayida ku laayay degaanka Ceel Akhwaan. ee gobolka Mudug.
Tacshiirada Maleeshiyadda Qaybdiid Waxaa ku dhimatay laba qof,Gabar Sagaal Jira iyo Darawalkii Baabuurka waday,sidoo kalena Afar qof ayaa ku dhaawacantay.
Jidka Baabuurka lagu xabadeeyay ee Ceel Akhwaan waxay Galkacyo u jirtaa 7 KM,waana Wadada Dagaari
Idaacadda BBC Somali ayaa baahisay Wareysi uu siiyay Afhayeenka Qaybdiid oo lagu magacaabo Ahmed Baasto .
Ahmed Baasto wuxuu Wareysigiisa ku sheegay in dadka rayidkaa lagu laayay degaanka Gelinsoor hasse yeeshee Ceel Akhwaan iyo Gelinsoor waxay isku jiraan Masaafo dhan sagaashan KM ,halka Gelinsoor ka tirsanaan jirtay Galgaduud hadana waa Caasimada Gobolka Kulmiye.
Dadkii dhageystay Been abuurka Ahmed Baasto waxay ku tilmaameen dacaayad uu Qaybdiid u dhiibay taas oo sawir ka bixineysa Cadaawada Qaybdiid u qabo bulshada Reer Gelinsoor.
Dagaal Ooge Qaybdiid oo xaqiiqsaday inuu tegi karin degaanka Gelinsoor wuxuu dagaalkiisa ku koobay dacaayad dhinaca Warbaahinta ah.
Wariyaha wareeystay Ahmed Baasto oo lagu magacaabo Mohamed Mohamud Dhoore waa nin ka soo jeeda Galgaduud si weyna u yaqaan degaanadaas .
Wariye MM Dhoore waxaan kula xiriirnay Telefoonka tira ka lix jeer balse marna nooma suurtagelin inaan la hadalno si aan uga wareeysano sababta ku qasabtay inuu faafiyo dacaayad ku saleeysan Cadaawad loo qabo beelaha dega Gelinsoor.
Wasaaradda Warfaafinta Galmudug State Warsaxaafadeed ka soo baxay ayaa Madaxa BBC Somali loogu baaqay inuu baaris ku sameeyo Wareysigii uu shalay {05-02-2013} Ahmed Baasto ku sheegay in dad rayida lagu laayay Gelinsoor.
Tan iyo Markii Yusuf Garaad Cumar ka tegay BBC Somali waxay noqotay mid ku shaqeeysa laaluushka loo yaqaan Sharuuur.
Qofkasta oo lacag laaluusha bixiya wuxuu si dhib yar hada uga hadli karaa BBC Somalia iyadoo qaab la mida Idaacadaha FM-yada Muqdisho ugu yeeri karta xilkii uu sheegto.
BBC Somali oo ah Warbaahin fac weyn laguma xaman jirin Wariyeyaasha ka hoowlgala inay Laaluush qaataan.
BBC Somali reports a big time lie
Galkayo (Sunatimes) Instead, militiamen loyal to Abdi Qeybdiid have shot dead civilians in El Akwan village, in Mudug region of Central, Somalia {05.02.2013} http://sunatimes.com/view.php?id=2583 Readmore
Those who suffered by Qeybdidís militia shots included a 9 years old and a driver. Four other people have been injured in the incident.
The incident happened when the Militiamen fired several shots on a passenger bus in El Akwan, 7 km off Galkayo, the capital of Mudug region.
The BBC aired an interview with Qeybdiidís spokesman, Ahmed Baasto.
In His Interview, Mr Ahmed said the civilians were killed in Gelinsor, but Gelnsor is 90 km away from El Akwan, were the civilians were actually targeted.
Those who has listened the interview said its part of Qeybdiidís propaganda and it shows his hostility towards the people of Gelinsor.
Warlord Qeybdiid who knows that he canít go in Gelinsor now is using the media as his alternative war.
Itís unfortunate that the BBC never looked for a second source for its story. Even the Reporter (Mohamed Mohamud Dhore) who interviewed Ahmed Basto is from Galgadud and knows the region better then any body else.
We tried to reach out Mr. Dhore for six times, but we were un able to hold on him, so we could have asked him why he has been used as propaganda tool and reported a enmity against the people of Gelinsor.
Galmudug State Ministry of Information said in a press release that it has asked the BBC to investigate the interview dated February 5, 2013.
Since Yusuf Garad Omar left his position as the BBC Somali Editor, The Agency turned to be a corrupt and started to accept bribes.
Every one who pays to the BBC Somali a little sum of money can actually say what ever he likes through it, same as the FM Stations in Mogadishu, Somaliaís war-torn capital
No body was expecting this will happen to such highly respected Media institution like the BBC.
http://www.galmudugnews.com/2013/02/28/bbc-somali-reports-a-big-time-lie/

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3