Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

 

     
 
 
 

Topnews:- Madaxweyne Siilaanyo iyo Madaxda Habar yoonis oo car iyo wir ku kala tegay-Magacyadda

26 June 2011 Waagacusub.com-Wada hadal Madaxtooyadda Somaliland ku dhexmaray Madaxweyne Siilaanyo iyo Masuuliyiinta beesha Habar yoonis ugu jira golayaasha Wakiiladda iyo Guurtidda ayaa fashil iyo aflagaado ku dhamaaday kadib markii uu laalay cabashooyinkii ay ula tageen.



Masuuliyiinta beesha Habar yoonis ayaa Madaxweyne Siilaanyo waydiistay qodobo ay ka mid yihiin in kursigii Gudoomiyahii Maxkamadda sare uu ka qaaday u magacaabo nin kale oo isla beesha Habar yoonis u dhashay.
Axmed Siilaanyo ayaa madaxda Habar yoonis ku yiri “ Kursigaasi waan bixiyay oo nin u dhashay Beesha Ayuub ayaan siiyay sidaas darteed waxaan idin leeyahay ka tanasula damacaas”


Warbixintaan oo aan ka wareeysanay ka qeybgalayaasha shirka ee labada dhinac waxaa ay ku kala tageen Car iyo Wir ka gadaal markii uu Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xersi Xaaji Cali ku yiri hadalo aflagaado qaawan ah oo laga xusi karo” Habar yoonis iimaan la’aantiina isku xishooda,waxaad ragiina waaweyn isku soo raacdeen Cadaalad daro iyo sedbursi taasina haku riyoona inaan idinka aqbalno”
Markii qaar ka mida Xildhibaanadda Habar yoonis ku yiraahdeen Wasiir Xersi “HANAGU AFLAGAADOON EE XISHOO” ayuu Xersi u kala furay liis ay ku qoran yihiin xilalka ay Habar Yoonis ka heyso Xukumadda Siilaanyo.
Nin ka mida Madaxda Habar yoonis ayaa Xersi ku yiri” Gefkaagana waxaan u aragnaa gar daro garab leh,waana idinka tagnay”
Madaxweyne Siilaanyo ayaa isku dayay inuu Xersi aamusiyo hasse yeeshee eray xun is dhaafsiga labada dhinac ayaa cirka isku shareeray,wuxuuna Xersi Xaaji Cali si kulul uga daba tuuray” Habar yooniseey Xukumadii Reyaale waxa aad odhan jirteen dhab libaax ayuu ku fadhiyaaye tan maxaydin odhan”?
Xildhibaan xanaaqay ayaa ugu jawaabay” Jawaabta beesha waxay noqon doontaa Ficil”
Madaxweyne Siilaanyo oo markii hore ku dadaalayay inuu Xersi aamusiyo ayaa markii uu Xildhibaanka Habar yoonis codkiisa maqlay ugu jawaabay cod dheer isagoo leh “ Hadaad Cirka iga haysaan soo daaya,wixii aad heeysan soo daaya,anigaaba idiin biirshay,oo idiin badshay,iminkana waad arki doontaan go’aankeeyga”
Si kastaba ha ahaatee Masuuliyiinta beesha Habar yoonis ugu jira labada gole ee kulankoodii Siilaanyo kala kulmay weji gabaxa waxay kala yihiin:-

Golaha Wakiiladda:

1. Maxamed Saalax Cige.
2. Maxamed Nuur Caraale (Duur).
3. Xuseen Maxamed Cige.
4. Maxamed Xaaji Yusuf (Waabeeyo).
5. C/qadir Askar Xasan.
6. Cali Xaaji Maxamed Nuur.

Golaha Guurtida:

1. Cabdillaahi Ibrahim Dhuga.
2. Axmed Muuse Obsiiye.
3. Cumar Nuur Waaye.
4. Farxaan Ciise Ubaxle.

5.Saciid Cabdillahi Yasir

Caawa oo kale 25/06/2010 waa habeenkii, subaxii loo dareeraayay doorashadii Madaxtooyadda Somaliland.Duur, Waabeeyo, Dhugad habeenkaas waxay u tafaxayteen in Siilaanyo Madaxweyneh noqdo. Caawa oo ah 25/06/2011 oo ay ku soo hungoobeen codsigoodiina maxay u tafaxaydan doonaan.??
Warbixintaan waxaan ku sameeynay baaris iyo xaqiijin,waxaana ka qornay sheegashooyinka labada dhinac ee kulanka dhexmaray.

By Dahir Alasow

daaaa


Gala Bingo CASINO BONUSES EUCasino fx Football Manager



Gala Bingo CASINO BONUSES EUCasino fx Football Manager

Online inta akhrisanee

--
Dahir Alasow, A senior Radio and TV journalist, a leader of a press watchdog ASOJ, the editor of waagacusub.com, and outstanding commentator with fearless check on actions of the political groups and others players through investigative journalism, plus defender of the public interest and voice to the voiceless through "the truthful tip of his truth pen"
"Tribalism provides NO shelter; it ONLY causes destruction."
"Dugsi Male Qabyaaladi Waxay Dumiso
Mooyaane" Cabdullaahi Suldaan Timacadde

http://www.dahiralasow.com
Tel: +31684863567
dahiralasow@asoj.org
dahir.alasow@mareeg.com
dahir.alasaw@raadtv.com
dahiralasow@waagacusub.com
www.waagacusub.com
www.asoj.org

By Dahir Alasow

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.


web poll | fx | MONEYBOOKERS-CASINO | casino | vipslotscasino

By Dahir Alasow
+31684863567
Dahir.alasow@asoj.org

Hees Dhiigshiil ha dhigan Download here MP3

Halkaan ka dhageyso barnaamij xiiso badan 1995

Khudbad uu Jeneral Caydiid jeediyay markii Cunaqabateynta laga qaaday

Wareysiyo lala yeeshay Jeneral Caydiid,Duuliye sare Cabdi Cismaan iyo Maxamed Nuur Caliyow 13 Janaury 1992 Dhageyso

Wareysi lala yeeshay Maxamed Siyaad Barre 30-01-1974 Dhageyso

Hees Jeneral Siyaad dhageysan jiray xadka iyo xawaaraha Dhageyso

Jeneral Siyaad khudbad uu jeediyay 25-12-1969 Dhageyso

Wareysi Jeneral Caydiid lala yeeshay 20-01-1992 Dhageyso

Gabay uu Jeneral Caydiid tiriyay oo lagu magacaabo Cawo Dhageyso

Taariikh nololeedka Amiirka Al-Shabaab Ahmed Godane Dhageyso

Wariyeyaasha ugu caansan Somalia oo ilmeynaya dhageyso Part 1

Qeybta 2 aad ee Calool xumida badan halkaan ka dhageyso

Iloobi Meeyno taariikhda,Iloobi meeyso taariikhdu

Questions and Answer about Sheik Mohamud Ow Abdulle Ariif

Email: waagacusub@waagacusub.com ama dahiralasow@yahoo.com
Waagacusub Sunday Music Part3 Dhageyso ama Download
Waagacusub Sunday Music Part2 Dhageyso ama Download

Sunday Music-Heesahii Radio Mogadishu Dhageyso ama Download

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new

 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl Part 1
Dikaan Jaceyl Part 2
Dikaan Jaceyl Part 3
Dikaan Jaceyl Part 4
Dikaan Jaceyl Part 5
Dikaan Jaceyl Part 6
Dikaan Jaceyl Part 7
Dikaan Jaceyl Part 8
 
 
 
Hees Dhiigshiil Download here
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Raadraaca Fanka 5 maxaad ka taqaan Laxamiiste Jiir Dhageyso
Raadraaaca Fanka 6 maxaad ka taqaan Macalinka dhaantada Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees Maxamed Gacal Xaayoow
Xasuus Riwayad banadiri dhageys
Hees Xildhiban ma noqonkaro Dhagey