Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

 

     
 
 
 

Cabdi Nuur Daljir : Xidig taariikh ku leh fanka Somalia!

26 December 2011 Waagacusub.com- Xasuus iyo qiiro ayaa laabtaada buuxin karo daqiiqado gudahood hadii aad booqato barta youtube.com adigoo ku qoraya ama ku raadinaya magacyada Kooxda Durdur band ama Cabdi Nuur Daljir.

Inkastoo Cabdi Nuur Daljir iyo kooxda uu ka tirsanaa ee Durdur band ku ahaayeen qaxooti dalka Ethiopia hadana waxay noqdeen kuwa ka yaabiyay shacabka iyo Fanaaniinta Ethiopia.


Cabdi Nuur Daljir oo ay hareerahiisa ka tumayaan kooxda Dur Dur Band waxba kama duwaneen inuu Masraxa ka heesaya fanaanka weyn ee reer Ethiopia Teddy Afro sida idinkaga muuqato sawirka aan Warbixinteena ku lifaaqnay ee shacbiyadiisa ka marqaati furaya.

Dadka qaar ayey la noqon kartaa in qormadaani tahay mid iidheh gaara loogu sameeynaa Kooxda Dur Dur band iyo Cabdi Nuur Daljir hasse yeeshee isku day inaad daawatid xasuusta faca weyn ee DUR DUR BAND Ethiopia adigoo riixaya linkigaan uu ka heesayo Cabdi Nuur Daljir.
Cabdi Nuur Daljir oo masraxa fanka Somalia ka soo dhexmuuqday 1979 wuxuu ku nool yahay dalka Mareykanka gaar ahaan Magaaladda Colombus wuxuuna sheegay inuu sanadka cusub soo saari doono heeso cusub,

Waa hubaal in kooxda Dur dur band xasuus lama iloobaana uga tageen shacabka Ethiopia iyo Jibouti waxaana xusid mudan in Cabdi Nuur Daljir masraxiyadiisa faneed ay ku wehlin jirtay Marwadiisa Sahra Dawo oo ka dhigan xidig miisaan culus ku dhex leh hobolada Waaberi.

Faallo lagu qoray barta internetka maalin kaliya loogama hadli karo taariikh faneedka Cabdi Nuur Daljir laakiin waxaan si kooban u dhihi karnaa DALJIR: Xidig taariikh ku leh fanka Somalia!


Daawo Video Dagaalka Muqdisho= Meydadka Al-Shabaab iyo Amisom



Gala Bingo CASINO BONUSES EUCasino fx Football Manager

Dhageyso Barnaamij gaara Gabayo+Khudbado+Heeso Wadaniya



Gala Bingo CASINO BONUSES EUCasino fx Football Manager

Online inta akhrisanee

--
Dahir Alasow, A senior Radio and TV journalist, a leader of a press watchdog ASOJ, the editor of waagacusub.com, and outstanding commentator with fearless check on actions of the political groups and others players through investigative journalism, plus defender of the public interest and voice to the voiceless through "the truthful tip of his truth pen"
"Tribalism provides NO shelter; it ONLY causes destruction."
"Dugsi Male Qabyaaladi Waxay Dumiso
Mooyaane" Cabdullaahi Suldaan Timacadde

http://www.dahiralasow.com
Tel: +31684863567
dahiralasow@asoj.org
dahir.alasow@mareeg.com
dahir.alasaw@raadtv.com
dahiralasow@waagacusub.com
www.waagacusub.com
www.asoj.org

By Dahir Alasow

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.
By Dahir Alasow
+31684863567
Dahir.alasow@asoj.org

Hees Dhiigshiil ha dhigan Download here MP3

Halkaan ka dhageyso barnaamij xiiso badan 1995

Khudbad uu Jeneral Caydiid jeediyay markii Cunaqabateynta laga qaaday

Wareysiyo lala yeeshay Jeneral Caydiid,Duuliye sare Cabdi Cismaan iyo Maxamed Nuur Caliyow 13 Janaury 1992 Dhageyso

Wareysi lala yeeshay Maxamed Siyaad Barre 30-01-1974 Dhageyso

Hees Jeneral Siyaad dhageysan jiray xadka iyo xawaaraha Dhageyso

Jeneral Siyaad khudbad uu jeediyay 25-12-1969 Dhageyso

Wareysi Jeneral Caydiid lala yeeshay 20-01-1992 Dhageyso

Gabay uu Jeneral Caydiid tiriyay oo lagu magacaabo Cawo Dhageyso

Taariikh nololeedka Amiirka Al-Shabaab Ahmed Godane Dhageyso

Wariyeyaasha ugu caansan Somalia oo ilmeynaya dhageyso Part 1

Qeybta 2 aad ee Calool xumida badan halkaan ka dhageyso

Iloobi Meeyno taariikhda,Iloobi meeyso taariikhdu

Questions and Answer about Sheik Mohamud Ow Abdulle Ariif

Email: waagacusub@waagacusub.com ama dahiralasow@yahoo.com
Waagacusub Sunday Music Part3 Dhageyso ama Download
Waagacusub Sunday Music Part2 Dhageyso ama Download

Sunday Music-Heesahii Radio Mogadishu Dhageyso ama Download

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new

 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl Part 1
Dikaan Jaceyl Part 2
Dikaan Jaceyl Part 3
Dikaan Jaceyl Part 4
Dikaan Jaceyl Part 5
Dikaan Jaceyl Part 6
Dikaan Jaceyl Part 7
Dikaan Jaceyl Part 8
Dikaan Jaceyl Part 9
Dikaan Jaceyl Part 10
Dikaan Jaceyl Part 11
Hees Dhiigshiil Download here
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Raadraaca Fanka 5 maxaad ka taqaan Laxamiiste Jiir Dhageyso
Raadraaca Fanka 6 maxaad ka taqaan Macalinka dhaantada Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees Maxamed Gacal Xaayoow
Xasuus Riwayad banadiri dhageys
Hees Xildhiban ma noqonkaro Dhagey
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyaaladda PM Gaas 1
Qabyaaladda PM Gaas 2
Qabyaaladda PM Gaas 3