Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Wasiir Farah Topaz iyo Kamaal Gutale oo Airport-ka Muqdisho isku fara saari gaaray

27 March 2013 Waagacusub.com-Kamaal Dahir Gutale oo ka tirsan hoowlwadeenada Xafiiska Madaxweyne Garguurte ayaa Villa Somalia dib ugu laabtay isagoo Caro la ildaran kadib markii uu ku hungoobay inuu Dubai raaco Wasiirka Madaxtooyadda Farah Abdulkadir.


Shaqaalaha Madaarka Muqdisho ayaa sheegay in Wasiir Farah Topaz iyo Kamaal Dahir isku feeri gaareen gudaha Garoonka hasse yeeshee Ciidamadda amaanka kala qabteen.
Kamaal Dahir ayaa Wasiir Farah u sheegay inuu ku qoran yahay safarka sidaas darteedna uusan laheyn awood uu ku reebo laakiin Wasiir Topaz ayaa ku adkeeystay in safarkiisu yahay mid isaga u gaara.

Madaxweyne Hassan Alasow ayaa safarkii Qatar ka reebay Kamaal Dahir wuxuuna ku yiri "Waxaad Dubai u raaceeysaa Wasiir Farah Abdulkadir ,waxaana isku arki doonaa halkaas"
Kamaal oo hadalka Madaxweynaha ku dhegan ayey filan iyo Muraala dilaac ku noqotay go-aanka Wasiir Farah Abdulkadir maxaa yeelay waa markii ugu horeeysay ee Kamaal Dahir laga reebo safar uu Madaxweynaha dibadda ugu baxay.
Sababta Kamaal Dahir loo takooray ayaa lala xiriirshay Dowladda Ethiopia oo ku eedeeysay inuu ka mid yahay Mukhaabaraadka Ereteria ee xogta Madaxtooyadda bixiya.
Si kastaba ha ahaatee wuxuu Kamaal Dahir oo boorsooyinkiisa xambaarsan dib ugu laabtay Villa Somalia

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3