Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Topnews:-Madaxda Galmudug oo hambalyo u diray qaar ka mida Wasiirada Siilaanyo magacaabay.

27 June 2013 Waagacusub.com-Madaxweynaha Galmudug Dr Tima Kalajeex iyo Golayaasha Maamulka ayaa Hambalyo u diray qaar ka mida golaha Wasiirada cusub ee Somaliland gaar ahaan Wasiirka Arrimaha dibadda Mohamed Biixi Yoonis,Wasiirka Arrimaha gudaha Ali Warancadde,Wasiirka Boostadda Isgaarsiinta Mohamed Jamac Abgaal iyo Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Abdiwaxid Abdirahman.

"Masuuliyiinta Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay Wasaaradaha arrimaha gudaha iyo arrimaha dibadda waa Xeeldheerayaal ,waxaana rajo wanaagsan ka qabnaa inay daweeyaan dhaawacyadii Somaliland soo gaaray mudadii xilka ay hayeen Wasiiradii ka horeeyay" ayaa lagu yiri Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Galmudug.

Maamulka Galmudug wuxuu sidoo kale hambalyo gaara u diray Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Somaliland Mr Abdiwahid oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Galmudug.
Wasaaradda Warfaafinta Galmudug waxay Hambalyo gaara u dirtay Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Somaliland Mr Abdiwaxid.
Galmudug State waxay rajo weyn iyo waxqabad u rajeeyneysaa Wasiir Biixi oo runtii ka dhigan rug cadaa diblomaasiya,kuna xiran Beesha Caalamka.
Galmudug waxay Wasiir Biixi kula talineysaa in shacabka uu hogaamiya iyo dhamaan bulshada ku hadasha afka Soomaaliga u noqdo tusaale ku hogaansha hilinka toosin.
Ugu dambeyn,Maamulka Galmudug wuxuu Madaxweynaha Somaliland ugu hambalyeeyay tixgelinta uu siiyay rabitaanka shacabka,una xushay Wasiiro magac iyo miisaan ku dhex leh bulshada Caalamka.
By Dahir Abdulle Alasow
Wasiirka Warfaafinta,Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Galmudug.

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3