Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

 

     
 
 
 

Topnews:- Amin Arts oo Cartoon ka sameeyay Safiir Amerika+Video

27 November 2011 Waagacusub.com-Farshaxaniistaha weyn ee Amiin Caamir ayaa sawir gacmeed dhab ka hadala ka sameeyay Safiirka Somalia u fadhiya Kenya Mohamed Ali Americo oo sanadahii la soo dhaafay noqday Diblomaasi taariikhda Wadaniyiinta Somalia baal Dahaba ka galay.

Sawir Gacmeedka cusub ee Amiin Caamir wuxuu ku muujiyay sida Mohamed Ali Americo uga warqabo Agoonta,cuuryaamiinta iyo Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya.


Labada nin ee Amin Arts uu mar walba ku cabiro dareenka jira ayuu midkood ku muujiyay sida Masuul kastoo wax tara dalka iyo dadka Soomaaliyeed taariikhda u xusi doonto.
Video-ga muuqaalka ee aan halkaan ku lifaaqnay wuxuu muujinayaa Safiir Mohamed Ali Americo oo nin cuuryaana u iibshay gaariga Cuuryaamiinta.

Cuuryaanka Somaliga oo labadiisa lugood madfac ka jaray waxaa indhahiisa buuxiyay ilmo markii Safiirka gudoonsiiyay lacag iyo gaariga cuuryaaminta.

Mohamed Ali Americo wuxuu ku guuleeystay inuu Waxbarasho dibadda u diro ardayda Soomaaliyeed ee ku jiray xeryaha qaxootiga halka uu tiro ka lix jeer booqday xeryaha qaxootiyada.

Mohamed Ali Americo wuxuu ku guuleeystay inuu dib u soo celsho dhismahii Safaaradda Somalia oo nin Hindiya doonayay ku doodayay inuu ka gatay Safiirkii Somalia u fadhiyay Kenya Kacaankii 21-ka sano.

Ganacsato Somalia oo Nairobi ku nool ayaa xaqiijiyay in Mohamed Ali Americo diiday lacag dhan nus milyan dollar taas oo ninka hindiga doonayay inuu u siiyo laaluush.

Masuuliyiinta iyo Muwaadiniinta Soomaaliyeed hadii ay isu xil qaamaan sida Amb Mohamed Ali Americo waxaa hubaala inay Somalia cagaheeda isku taagi doonaan maxaa yeelay SOMALIA SOMALIBAA LEH.


Daawo Video Dagaalka Muqdisho= Meydadka Al-Shabaab iyo Amisom



Gala Bingo CASINO BONUSES EUCasino fx Football Manager

Dhageyso Barnaamij gaara Gabayo+Khudbado+Heeso Wadaniya



Gala Bingo CASINO BONUSES EUCasino fx Football Manager

Online inta akhrisanee

--
Dahir Alasow, A senior Radio and TV journalist, a leader of a press watchdog ASOJ, the editor of waagacusub.com, and outstanding commentator with fearless check on actions of the political groups and others players through investigative journalism, plus defender of the public interest and voice to the voiceless through "the truthful tip of his truth pen"
"Tribalism provides NO shelter; it ONLY causes destruction."
"Dugsi Male Qabyaaladi Waxay Dumiso
Mooyaane" Cabdullaahi Suldaan Timacadde

http://www.dahiralasow.com
Tel: +31684863567
dahiralasow@asoj.org
dahir.alasow@mareeg.com
dahir.alasaw@raadtv.com
dahiralasow@waagacusub.com
www.waagacusub.com
www.asoj.org

By Dahir Alasow

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.
By Dahir Alasow
+31684863567
Dahir.alasow@asoj.org

Hees Dhiigshiil ha dhigan Download here MP3

Halkaan ka dhageyso barnaamij xiiso badan 1995

Khudbad uu Jeneral Caydiid jeediyay markii Cunaqabateynta laga qaaday

Wareysiyo lala yeeshay Jeneral Caydiid,Duuliye sare Cabdi Cismaan iyo Maxamed Nuur Caliyow 13 Janaury 1992 Dhageyso

Wareysi lala yeeshay Maxamed Siyaad Barre 30-01-1974 Dhageyso

Hees Jeneral Siyaad dhageysan jiray xadka iyo xawaaraha Dhageyso

Jeneral Siyaad khudbad uu jeediyay 25-12-1969 Dhageyso

Wareysi Jeneral Caydiid lala yeeshay 20-01-1992 Dhageyso

Gabay uu Jeneral Caydiid tiriyay oo lagu magacaabo Cawo Dhageyso

Taariikh nololeedka Amiirka Al-Shabaab Ahmed Godane Dhageyso

Wariyeyaasha ugu caansan Somalia oo ilmeynaya dhageyso Part 1

Qeybta 2 aad ee Calool xumida badan halkaan ka dhageyso

Iloobi Meeyno taariikhda,Iloobi meeyso taariikhdu

Questions and Answer about Sheik Mohamud Ow Abdulle Ariif

Email: waagacusub@waagacusub.com ama dahiralasow@yahoo.com
Waagacusub Sunday Music Part3 Dhageyso ama Download
Waagacusub Sunday Music Part2 Dhageyso ama Download

Sunday Music-Heesahii Radio Mogadishu Dhageyso ama Download

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new

 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl Part 1
Dikaan Jaceyl Part 2
Dikaan Jaceyl Part 3
Dikaan Jaceyl Part 4
Dikaan Jaceyl Part 5
Dikaan Jaceyl Part 6
Dikaan Jaceyl Part 7
Dikaan Jaceyl Part 8
Dikaan Jaceyl Part 9
Dikaan Jaceyl Part 10
Dikaan Jaceyl Part 11
Hees Dhiigshiil Download here
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Raadraaca Fanka 5 maxaad ka taqaan Laxamiiste Jiir Dhageyso
Raadraaca Fanka 6 maxaad ka taqaan Macalinka dhaantada Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees Maxamed Gacal Xaayoow
Xasuus Riwayad banadiri dhageys
Hees Xildhiban ma noqonkaro Dhagey
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyaaladda PM Gaas 1
Qabyaaladda PM Gaas 2
Qabyaaladda PM Gaas 3