Fanaanadda
reer Awdal State oo Wariye Alasow ku booqatay Holland
+Sawiro
27 December 2011Waagacusub.com- Qaar ka mida gabdhaha
reer Awdal State ee dalalka Ingiriiska iyo Germany ayaa
Wariye Dahir Alasow ku booqday hooyga uu ka degan yahay
Magaaladda Breda ee dalka Holland.
Fanaanadda Saamiya Saw oo ka mida
Jaaliyadda Ingiriiska ee Awdal State ayaa Dahir Alasow
gudoonsiisay hadiyad qaaliya oo ay uga sitay gabdhaha
reer Awdal ee dalka Ingiriiska halka hadiyad taas la
mida uu Wariye Alasow ka gudoomay Fatxiya Mohamed Udoon
oo ah gabadh la dhalatay Fanaanada weyn ee Hibo Nuura.kana
socotay Jaaliyadda Germany ee haweenka Awdal State.
Fanaanadda Saamiya Saw waxay ku
jirtay Fanaaniintii qaaday heesahii loogu dabaaldegayay
Caleemasaarka Madaxweynaha AWDAL STATE ee Magaaladda
London sida BUURTA SAW GURADEEDA iyo AWDAL STATE LAMA
AASI KARO .
Dahir Alasow ayaa Fatxiya iyo
Saamiya uga mahadceliyay booqashadooda qiimaha badan
ee safarka dheer u soo galeen.
--
Dahir Alasow, A senior Radio and TV journalist, a leader
of a press watchdog ASOJ, the editor of waagacusub.com,
and outstanding commentator with fearless check on actions
of the political groups and others players through investigative
journalism, plus defender of the public interest and
voice to the voiceless through "the truthful tip
of his truth pen"
"Tribalism provides NO shelter; it ONLY causes
destruction."
"Dugsi Male Qabyaaladi Waxay Dumiso
Mooyaane" Cabdullaahi Suldaan Timacadde
Waagacusub is Investigative media
with sense of professionalism, fearless in cultivating
the truth, informative, unbiased, independent, educative,
a role model and a voice to the voiceless.
By Dahir Alasow
+31684863567
Dahir.alasow@asoj.org
Email: waagacusub@waagacusub.com ama
dahiralasow@yahoo.com Waagacusub Sunday Music Part3 Dhageyso
ama Download Waagacusub Sunday Music Part2 Dhageyso
ama Download