Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Topnews :-Jaaliyadda Galmudug kama qeybgeli doonto xaflada Holland 29 June 2013 Qiyaano

28 June 2013 Waagacusub.com-Gudigga Galmudug Foundation oo sanado badan Jaaliyadda Galmudug ee dalka Holland lacago qaaraana uga qaadi jiray inay ku caawinayaan Agoonta Galmudug ,kana madaxbanaan yihiin Siyaasada iyo khilaafaadka ayaa markii ugu horeeysay la ogaaday inay bulshada qiyaameen kadib markii ay casuumaad u direen ku xigeenka Cabdi Qeybdiid .


Wasiirka Warfaafinta Galmudug Dahir Alasow wuxuu Jaaliyadda Holland iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed u sheegayaa inuusan ka qeybgeli doonin xafladaas lagu balansanaa 29 June 2013 .

Wasiirka wuxuu Jaaliyadda Galmudug ugu baaqayaa inay la xisaabtamaan shaqsiyaadkii sanadaha badan lacagaha qaaraanka uga qaadi jiray in wax loogu qabanayo Agoonta Galmudug kuwaas oo dhaqaalaheenii ku maalgeliyay garabka Qeybdiid,kuna milmay siyaasadda.
Wasiirka Warfaafinta,Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Galmudug wuxuu hoosta ka xariiqay inay dacwad u gudbin doonaan Wasaaradda arrimaha dibadda Holland si dabagal loogu sameeyo Casuumaada loo sameeyay Wakiilka Dagaal ooge Qeybdiid maadama uu yahay gacan ku dhiigle xasuuqay Kumanaan rayida.
Dalka Holland waxaa ku yaal Maxkamadda dimbiyada dagaalka sidaas darteed sharafteeda ayey dhaawaceysaa inay martigeliso ama dal ku gal {Visa} siiso Abdisamad Nur Guled oo fulinaya siyaasadda dagaal ooge Qeybdiid.
Xafladii lagu balansanaa 29 June 2013 ,kama qeybgeli doonaan Fanaaniintii lagu qoray Postar-ka marka laga reebo Cabdi Baadil,oo aanan fikrad ka heysan moowqifkiisa siyaasadeed.
Ugu dambeyn,waxaan raaligelin u direeynaa dhamaan taageerayaashii isu diyaarshay inay ka qeybgalaan xafladaas iyo fanaaniinta isu diyaarisay inay ka heesaan ,waxaana uga cudur daaraneynaa in heshiiskii xafladu ahaa inaan lagu milin siyaasad balse shaqsiyaadkii Jaaliyada aamintay ku kaceen qiyaano aan marnaba laga fileen.

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3