Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Hello Hargeysa waa Muqdisho - Sheeko siyaasadeedka Maldahan

29 April 2013 Waagacusub.com-Qormadaan kooban waa sheeko siyaasadeed maldahan oo telefoon ku dhexmartay Muqdisho iyo Hargeysa .


- Hello Hargeysa waa Mantaantaada Muqdisho ,si fiican ma ii maqleeysaa.
- Hello Muqdisho waan ku maqlayaa laakiin waan Mashquulsanahay.

-Hargeysaay Waa nagula soo maqan yahay ,mudo dheerna waa kala maqneen ee maxaad ku mashquulsan tahay ? Ma madaxbanaani raadis baad ku jirtaa, Ma marqaankiibaa kula fogaaday? ma waxaad tahay MOOGE mise micnaha waad iga maarantay oo GAROWE ayaad Xidid la tahay?
-Muqdishooy markaan maqlo magacaaga waan naxaa,mar marna waan farxaa,maxaa yeelay meelbaad iiga taal hadana midnimaad rabtaa,runtiina maalmahaan waad muuq muuqataa Aaw maa caleesh!
-Hargeysa waxay maah maah tiraah,MIRA GUNTIGAADA KU JIRA KUWA GEED SAARAN LOOMA DAADSHO,mar qudha isku day inaad fahamto mowjada aad had iyo goor igala saanqaadi kartid ee dhererkeedu yahay 1200 HD High Defination iyo barta aan ku leeyahay Facebook iyo Youtube adigoo ku baari karaya MAMU ama Ciwaanka noo gaarkaa ee HAWISA.
-Muqdishooy,Jaw dee maanta afkii WALANWEYNKAAD IGULA HADLEEYSAA ,Iga wale iyo bile Midh kama garan !
-Hargeysaay MAHEEY KA HOOGTAY WAA HALKAA ,hoowraartuna waxay tahay hadhoow heey oran ilama heysid,hawadaaduna yeey hog kugu ridin,hareerahaagana iska hubiyoo,hoos u eegoo,yaanan lagu hodin,HADAAD DIIDANA ,MARKA LAGU HODO ,HA II HABAR WACAN.
-Muqdishooy,marxab marxab,micnaha ii balbalaari?
-Hargeysaay , Gaarisiyo Garowe waxay guluf ugu jiraan in Jigjigo iyo Kismaayo la isku xiro,kadibna nala godoonsho ? adna waxaad ila garan la da-hay MARKAAD GEEL DHAQATID BAA GAAWAHA LOO SOO CUSHAA,halkii aad i garab istaagi laheyd baad Guusheeyda u aragtaa guuldaradaada, ma waxaad ogeen inaan Kacaankii 21-ka sano ugu shirbay ,DALKAAGA DIFAACNA DIIDI MAA,HARGEYSA KU DUULNA DIIDAY TAA!
-Muqdishooy , maantaad ugu wacan tahay,maxaadse sidaan u midoownay ugu midoobi la dihiin?
- Hargeysaay {Call Box) Pay as you go ayaa nagu badan,Xaglatoosiye iyo Xaabsade miiran baan dhalay laakiin magan allee maanta,MACBUUDKAAN KU DHAARTAY MEEL XUNBEEY IGA MAREYSAA,MAQAAR SAGAARO IIGA KAC MAAHEE,IIGA SIKO MALEH.
-Muqdishooy MARXABA IYO GUDOON,waa inaan deg deg u magacaawnaa GUDDI ISKU DHAFA OO KA KOOBAN DAL JOOG IYO DIBAD JOOG 22 HAWISA COMMITTEE.
-Hargeeysaay - No Wanlaweyn my name is Mogadishu.
-Muqdishooy - No wanlaweyn any more like tii la mamnuucay ,marka laga reebo qiira jabaanka iyo xilliyada Marqaanku nagu xeeyraamo.

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3