Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Topnews:- Daawo Wasiirka Khaarijiga Somaliland oo shirka horumarinta Somalia dhex fariistay iyadoon lagu casuumin

29 May 2013 Waagacusub.com-Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland oo lagu dhex Arkay Shirweynaha dib u dhiska iyo maalgashiga Soomaaliya. Sabab?


Shir ay kasoo qaybgaleen wufuud ka kala timid caalamka oo isugu jira ganacsato, siyaasiyiin iyo shirakado Soomaali ah iyo ajaanib leedahay ayaa ka furmay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Shirkaa ayaa halmar lagu dhex arkay, wasiirka Arimaha Dibadda ee maamulka Somaliland, Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar, lama hubo in lacuusamay iyo kale iyo cida uu ku matelayo shirka. Wasiirkan ayaa dhinaca ku haya Safiirka Somalia ufadhiya dalka Kenya Mudane Maxamed Cali Amerika, asagoo wada hadal gaaban la qaatay.
Garyaqaan Cali Cadaawe Koshin (Ilbir) oo ka socday Hey’adda samafalka SADE International kana qeyb galay shirka, oo aan wax ka waydiinay sida uu arko arintan ayaa waxa uu yiri “Xukuumada Somaliland Jahwareer Siyaasadeed ayay ku jirtaa, Siilaanyo talo farahiisa way ka baxday, la garanmaayo mowqifkooda runta ee ku saabsan gooni isutaaga, sababtoo ah maalin walba meel ayaad ku arkaysaa ayagoo taagan, taa ayaa keenaysa in aan la rumeysan Karin go’aankooda maadaama ay isbed-bedalaan marwalba” Sidoo kale, madaxa Hey’addan Mr. Xirsi Farax ayaa sheegay in Somaliland ay dhaqaalo daro la il-daran tahay tahayna macquul in meelo badan lagu arko.
Si kastaba ha ahaatee, Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa wali saxaafada la hadlin, asaga oo markii uu Somaliland kasoo safrayay kasoo tagay wasiirkiisii Ganacsiga, asagoo saxaafada si kale wax ugu sheegay.
Maryan A. Gure (Maryan Bilicsan)

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3