Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Topnews:-Burcad badeed laga iibshay Visayaal loogu tala galay shaqaalaha Dowladda oo Holland yimid.

29 June 2013 Waagacusub.com-Dhalinyaro ka tirsan burcad badeeda Somalia ayaa markii ugu horeeysay shir uga qeybgalayo dalka Holland kadib markii qaar ka mida Madaxda Somalia ka iibsadeen Visayaal loogu tala galay shaqaalaha Dowladda.

Burcad badeedaan Reer Puntland oo Muqdisho loogu sameeyay baasaboorada loo yaqaan Service Passport waxaa ku jira hogaamiye ka tirsan burcad badeeda oo lagu magacaabo Ahmed Xayir Ibrahim lana dhashay Xildhibaan Mohamud Xayir Ibrahim oo ka mida Mudanayaasha Baarlamaanka Federalka Somalia.

Nin ka mida burcad badeeda soo gashay Holland ayaa eheladiisa u sheegay inuu Visaha ka iibsaday Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Dowladda Federalka somalia Mr Abdishakuur Ali Mire oo loo yaqaan GAAL ERI.
Sarkaalka ugu weyn burcad badeeda reer Puntland ee shirka shaqaalaha Dowladda Somalia uga qeybgalayo Holland waxaa laga soo xigtay inuu iska dhiibayo Yurub ,kuna laaban doonin Somalia.
"Visaha waxaan ku soo qaatay lacag la''aan,waxaa i siiyay walaalkeey Mohamud Ibrahim,dhowr habeen ayaan Muqdisho joogay,waxaan sugaayay baasaboorka shaqaalaha Dowladda kumana laaban doono Somalia" ayuu yiri Sarkaalka burcad badeeda oo la hadlayay dad u dhashay qabiilkiisa Majeerteen gaar ahaan Cali Saleebaan.
Ila wareedyo muhiima ayaa Waagacusub u sheegay inay Holland ku soo wajahan yihiin dhalinyaro cusub oo Burcad badeeda kuwaas oo doonaya inay nolol cusub ka bilaabaan Yurub maadama afduubyadii burcad badeeda dhamaadeen.

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3