Topnews:-
Bulshada Awdal oo Dhiigshiil uga
kaaftoomay Xawaalado cusub.
30 December 2011Waagacusub.com- Ganacsato ka soo jeeda
degaanadda Awdal ayaa markii ugu horeeysay furtay Xawaalado
Caalamiya oo lagu kala magacaabo Kulan Express iyo Camuud
Express.
'
Bulshada ku abtirsata Awdal oo
Waagacusub la soo xiriiray ayaa sheegay inay ku diirsadeen
Xawaaladaha cusub ee loo furay kuwaas oo ay uga maarmeen
Shirkadda Dhiigshiil oo ay ku eedeeyeen inay Baabuur
iyo hub u gaday Raggii jidka dilla iyo Gabiley ku goowracay
Macalimiintii Jaamacadda Camuud ee beesha Samaroon.
Shirkadda Kulan Express ayaa isku balaarisay inta badan
dunida iyadoo la sheegay inay tartan ugu jirto sidii
ay ku noqon laheed Xawaalada Koowaad.
Kulan Express waxaa loo sameeyay hees cusub oo fanaaniin
caana ay soo saari doonaan waxaana erayada heesta ka
mida. Xawaaladaha kuli
Karti iyo aqoon
Kaltankii la galay
Kulan sow ma hanan
Koobkii la dhigay
---
Rag iskaashadoo
Lagu kalsoon yahaa
Kulan maamulee
Kaalayoo ka diro,
Ama keeyd dhigoo
Kurbo la’aan ku jiif.
--
Dahir Alasow, A senior Radio and TV journalist, a leader
of a press watchdog ASOJ, the editor of waagacusub.com,
and outstanding commentator with fearless check on actions
of the political groups and others players through investigative
journalism, plus defender of the public interest and
voice to the voiceless through "the truthful tip
of his truth pen"
"Tribalism provides NO shelter; it ONLY causes
destruction."
"Dugsi Male Qabyaaladi Waxay Dumiso
Mooyaane" Cabdullaahi Suldaan Timacadde
Waagacusub is Investigative media
with sense of professionalism, fearless in cultivating
the truth, informative, unbiased, independent, educative,
a role model and a voice to the voiceless.
By Dahir Alasow
+31684863567
Dahir.alasow@asoj.org
Email: waagacusub@waagacusub.com ama
dahiralasow@yahoo.com Waagacusub Sunday Music Part3 Dhageyso
ama Download Waagacusub Sunday Music Part2 Dhageyso
ama Download