Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Daawo Ra''isulwasare Saacid oo sidii Hitler u bixinaya Salaan.

31 March 2013 Waagacusub.com-Sawiro laga qaaday safaradii Raísulwasare Saacid ku tegay Garowe,Galkacyo,Dhuusamareeb,Caabudwaaq,Marko,Kismayo ,Beledweyne iyo Jowhar ayaa dhamaantood si isku mida muujinaya isagoo bixinaya salaan lagu xasuusto manaxihii dunida soo maray ee Adlor Hitler.




Sawirkii ugu dambeeyay ee looga qaaday Jowhar ilaa kii ugu horeeyay ee Marko wuxuu Raísulwasaraha bixinayaa salaan gacan taag togan taas oo Xeeldheerayaashu Calaamatu Su''aal saareen? waxa uu kala jeedo.
Dadka qaar waxay leeyihiin wuxuu salaanta uga dayanayaan Hitler halka tira yarna qabaan inay ka tahay aqoondaro.


Inkastoo Warbaahinta Waagacusub ku deg degi karin sababta Ra''isulwasaraha u jeclaaday inuu salaan bixinta uga daydo Hitler hadana waxay salaan bixintiisu tahay mid laga xanaaqo dalalka reer Galbeedka gaar ahaan Yahuuda oo si arxan daran u xasuuqay Hitler.
Adolf Hitler wuxuu ahaa Nin u dhashay Austria oo ka mida Siyaasiyiinta Jarmalka ,wuxuuna noqday Hogaamiyaha Xisbigii Nazi Part ee afka Jarmalkana loogu yeeri jiray Nationalsozialistische Deutsche Arbeiterpartei (NSDAP); halka micna ahaana uu Ingiriisku yahay National Socialist German Workers Party .
Dagaalkii labaad ee dunida ayuu ADLOR HITLER taariikh muruga badan ku reebay dalalka Yurub iyo Holocaust.

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3