Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

 

     
 
 
 

Xawaalada Mustaqbal Arizona, USA oo weli sideedii u shaqayneysa

31 December 2011 Waagacusub.com- Shirkada Xawaalada Mustaqbal Express ee Gobolka Arizona ayaa sheegtay inaay iyaga weli howshooda lacag dirista wadaan oo aan wax saameeyn ah ku yeelan Xawaaladaha kale ee joojiyay howlahooda lacag dirista Sida Xawaaladaha Gobolka Minnesota.

'

Xawaaladaha Somaliyeed ee Gobolka Minnesota ayaa joojiyay Gabi ahaan qabashada lacagihii ay usoo diri jireen gudaha wadanka Somaliya iyo caalamka intiisa kale kadib markii lasoo gaaray xiligii loo qabtay in laga xirayo Bankigii ay Akontiyada ku lahaayeen shalay oo taariikhdu ahayd 12/30/2011.

Milkiilaha Dukaanka Safari Market ee 24st & McDowell, Phoenix Arizona, Mr. Mohamed ayaa isagu noo xaqiijiyay In berito oo ay taariikhdu tahay 31, Dec, 2011, ay sidii caadadu ahayd wadi doonaan howlahooda lacag qabashada iyo bixinta.

Shirkadaha Xawilaada Soomaalida ee ka shaqeeya dalka Mareykanka ayaa horey loo shaaciyey in bankiyada dalkaasi ay xiriirka u jarayaan ganacsiyadooda taasi oo ka dambeysay markii uusoo foodsaaray wel wel ku aadan in xawaaladaha ay Soomaalidu isticmaalaan lacago loo marsiiyo kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab.

Soomaalida ku nool gudaha dalka Somaliya ayaa inta badan waxaa lacago looga soo diraa dalalka Caalamka gaar ahaan wadanka Mareykanka taasi oo waqtigan qeybweyn ka ah waxyaabaha ay dadka noloshooda ku tiirsan tahay waxaase aanay shaki ku jirin in arintan saameyn weyn ku yeelan karto nolosha dad badan oo ku nool gudaha dalka somaliya iyo weliba Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab, Dhagaxleey iyo Kaakuma .

Waxaa beryahan socday Dadaal ay wadaan Dowlada Kumeelgaarka ah ee Somaliya, kulamo kala duwana la yeeshay saraalkiil Mareykan ah oo joogtay magaalada Nairobi, ilaa iyo hada wax natiijo ah oo la taabankarana kama soo bixin.
Boqolaal Somalia ayaa banaanbax ay uga soo horjeedaan xiritaanka Xawaaladaha Somalida ka dhigay Minnesota laakiin banaanbaxayaasha waxay dareenkooda ku muujinayeen sida ay uga soo horjeedaan in la xiro Xawaaladaha balse marnaba qeeyladhaantooda kuma cambaareeyn Xawaaladaha ku milmay siyaasadda iyo lacagaha ay sharci darada ugu diraan dadka taabacsan argagixisada Al-Shabaab.

By Xamdi Cali Xaaji


Daawo Video Dagaalka Muqdisho= Meydadka Al-Shabaab iyo Amisom



Gala Bingo CASINO BONUSES EUCasino fx Football Manager

Dhageyso Barnaamij gaara Gabayo+Khudbado+Heeso Wadaniya



Gala Bingo CASINO BONUSES EUCasino fx Football Manager

Online inta akhrisanee

--
Dahir Alasow, A senior Radio and TV journalist, a leader of a press watchdog ASOJ, the editor of waagacusub.com, and outstanding commentator with fearless check on actions of the political groups and others players through investigative journalism, plus defender of the public interest and voice to the voiceless through "the truthful tip of his truth pen"
"Tribalism provides NO shelter; it ONLY causes destruction."
"Dugsi Male Qabyaaladi Waxay Dumiso
Mooyaane" Cabdullaahi Suldaan Timacadde

http://www.dahiralasow.com
Tel: +31684863567
dahiralasow@asoj.org
dahir.alasow@mareeg.com
dahir.alasaw@raadtv.com
dahiralasow@waagacusub.com
www.waagacusub.com
www.asoj.org

By Dahir Alasow

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.
By Dahir Alasow
+31684863567
Dahir.alasow@asoj.org

Hees Dhiigshiil ha dhigan Download here MP3

Halkaan ka dhageyso barnaamij xiiso badan 1995

Khudbad uu Jeneral Caydiid jeediyay markii Cunaqabateynta laga qaaday

Wareysiyo lala yeeshay Jeneral Caydiid,Duuliye sare Cabdi Cismaan iyo Maxamed Nuur Caliyow 13 Janaury 1992 Dhageyso

Wareysi lala yeeshay Maxamed Siyaad Barre 30-01-1974 Dhageyso

Hees Jeneral Siyaad dhageysan jiray xadka iyo xawaaraha Dhageyso

Jeneral Siyaad khudbad uu jeediyay 25-12-1969 Dhageyso

Wareysi Jeneral Caydiid lala yeeshay 20-01-1992 Dhageyso

Gabay uu Jeneral Caydiid tiriyay oo lagu magacaabo Cawo Dhageyso

Taariikh nololeedka Amiirka Al-Shabaab Ahmed Godane Dhageyso

Wariyeyaasha ugu caansan Somalia oo ilmeynaya dhageyso Part 1

Qeybta 2 aad ee Calool xumida badan halkaan ka dhageyso

Iloobi Meeyno taariikhda,Iloobi meeyso taariikhdu

Questions and Answer about Sheik Mohamud Ow Abdulle Ariif

Email: waagacusub@waagacusub.com ama dahiralasow@yahoo.com
Waagacusub Sunday Music Part3 Dhageyso ama Download
Waagacusub Sunday Music Part2 Dhageyso ama Download

Sunday Music-Heesahii Radio Mogadishu Dhageyso ama Download

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new

 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl Part 1
Dikaan Jaceyl Part 2
Dikaan Jaceyl Part 3
Dikaan Jaceyl Part 4
Dikaan Jaceyl Part 5
Dikaan Jaceyl Part 6
Dikaan Jaceyl Part 7
Dikaan Jaceyl Part 8
Dikaan Jaceyl Part 9
Dikaan Jaceyl Part 10
Dikaan Jaceyl Part 11
Hees Dhiigshiil Download here
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Raadraaca Fanka 5 maxaad ka taqaan Laxamiiste Jiir Dhageyso
Raadraaca Fanka 6 maxaad ka taqaan Macalinka dhaantada Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees Maxamed Gacal Xaayoow
Xasuus Riwayad banadiri dhageys
Hees Xildhiban ma noqonkaro Dhagey
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyaaladda PM Gaas 1
Qabyaaladda PM Gaas 2
Qabyaaladda PM Gaas 3