Saxaafadu malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 2008
                              A memorial service for three Somali Journalists held in Nairobi
       
Daawo sawirada Weriyaasha Associated Somali Journalists ASOJ

Saraakiisha dagaal ee SNA-da Xuseen Ceydiid oo ku goostay Dowlada Federalka.

Muqdisho  16 /May/2008  Waagacusub.com

Saraakiil uu ka mid yahay Taliyahii dagaalyahanadda Isbaheysiga SNA ee taabacsanaa Xuseen Maxamed Ceydiid ayaa markii ugu horeysay ka goostay dowlada Federalka sida ay Waagacusub u sheegeen ila wareedyo lagu kalsoon yahay.

Saraakiisha dagaal ee ka goostay dowlada federalka oo qaarkood heystay gaasas ka tirsan Ciidamadda dowlada Federalka ee Cabdulahi Yusuf ayaa la soo weriyay inay kulan xasaasiya la yeesheen Saraakiisha Xoogaga Muqaawimadda Muqdisho oo ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa dagaalada lagula jira gumeeysiga Itoobiya.

“ Waxaan ku faraxsanahay inaan ka mid noqo Ciidamadda gobanimadoonka Soomaaliya,waxaana mudo ula joognay kooxda Cabdulahi Yusuf arrimo xasaasiya oo aan guulo ka gaarnay,waxaana dhamaan taageerayaasha SNA ugu baaqayaa inay gacan ka geystaan halganka dalka looga xoreynayo gumeysiga Itoobiya ee xasuuqay culumadda Soomaaliya” ayuu yiri mid ka mida Saraakiisha sare ee horjoogayaasha dagaalka SNA.

Sarkaalka u hadlay Saraakiisha dagaal ee Isbaheysigii SNA wuxuu tibaaxay in Ciidamadda Itoobiya oo ka amar qaadanaya Cabdulahi Yusuf tageen qabriga Jeneral Ceydiid ayna xasuuqeen xertii ahlu suna waljameeca ee tan iyo markii Jeneral Ceydiid geeriyooday fariisinka ku lahaa xeradda weyn ee uu kaga duugan yahay degaanka Waxaracadde Muqdisho.

Daawo Barnaamij gaara oo xiisa badan

 

 


Xasuusta Marxuum Axmed Nuur Jaangoow iyo laxamadiisa

Heesta Dhaxalsuge Maxamed Aadan Shamuuri MP3 

Halkaan ka dhageyso Warbixinta Weriye Xasan Cadde

Halkaan ka dhageyso Barnaamij gaara

Dhageyso Xulashada Heesaha Radio Waagacusub
 

Geerida Hogaamiyaasha Shabaabka iyo Warbixinta Waagacusub

Qandaraasle Shariif Sakiin iyo taariikhdiisa qoran

The Flip-Flop Policy of Sharif Hassan Sheikh Aden
Read  here with Somali Langauge this article.

WaagacusubOnline@yahoo.com

ASOJ REGISTERED VIOLATIONS ON JOURNALISTS IN SOMALIA FROM 2000 TO 2007
WaagacusubOnline@yahoo.com
+254-733444433 CELTEL
+2521-5565600 Hormuud Telecom
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new