Saxaafadu malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 2008
                              A memorial service for three Somali Journalists held in Nairobi
       
Daawo sawirada Weriyaasha Associated Somali Journalists ASOJ

Deeq Lacageed gaareysa Shan kun oo doolar ayey gabdhaha Muslimiinta UK ugu deeqeen qaxootiga Muqdisho.

Muqdisho  14 /May/2008  Waagacusub.com  


Magaalada London Waxaa ka soconaya Dhaq dhaqaaq aad u balaaran oo ay wadaan gabdhaha Soomaaliyeed ku waasi oo ay dhaqaale ugu ururinayaan
Dadka soomaaliyeed ee ku dhibaataysan Magaalada muqdisho iyo daafaheeda.
Gabdhaha Muslimiinta ah ee ku nool Xaafadaha Edmenton Tottanham iyo Wood green ayaa deeq lacageed oo gaareysa 5000 oo dolar (shan kun oo doolar) waxaa ay ugu deeqeen Dhowr Xero oo ku yaala magaalada muqdisho,Lafoole iyo Ceelasha biyaha,Gudiga gaarsiinta deeqaha ayaa sheegay in deeqdu ay isugu jirtay Raashin, Baco iyo Lacago Caddan ah,
 
Wariyayaasha idaacadaha muqdisho oo sitoos ah u tabinayay deeqdaasi ayaa sheegay in halkaasi ay ku soo arkeen dad aad u dhibaatraysan oo ay ka muuqatay Macluul iyo nafaqa darro oo ay u sii dheer tahay iyadoo qaar kamida ay la il daran yihiin dhaawacyadii ka soo gaaray dagaalada muqdisho iyo qaybo kamida dalka soomaaliya.
 
Waxaa kale oo ay wariyayaasha goobahaasi booqday sheegeen in xiligan aa ah xilli roobaad ay dadku u baahan yihiin hoy ay uga ganbadaan roobka , dhaxanta iyo qaboowga habeenkii,
 
Deeqdan oo aan ahayn tii ugu horeeysay ee gabdhaha muslimiinta ah ee xaafadaha Edmenton ,Tottanham ,iyo Wood green ugu deeqaan walaalahooda Soomaaliyeed ayay bilihii ina dhaafay samaynayeen ururinta lacagaha iyagoo guri guri u garaacaya qaybo kamida Xaafadaha London.
 
Waxaa kale oo iyana todobaadkan lacago ugu deeqay dadka muqdisho gabdhaha muslimiinta ee ku nool qaybo kamida Edmenton kuwaasi oo ay horkacayso Nuuro Maxamad Taasi oo gaaraysa in kabadan 1500 oo dollar.
 
Labadii todobaad ee ugu danbaysay ayay dadka kunool qaarada yurub gaar ahaan U K si xamaasadaysan Guryaha isugu garaaceen iyadoo aad ku arkaysid wadooyinka, Goobaha Lagu cibaadeysto iyo meelaha soomaalidu isugu tagaan dad isugu jira rag iyo dumar oo wata bacooyin ku waasi oo ku qaylinaya u kaalmeey walaalkaaga ku dhibaateysan dalkaaga hooyo,Ogaada in nolosha aad halkaan kun haysataan aanay waxba taraynin inta dadkiinu ay u dhimanayaan gaajo, haraad, iyo Nabadgalyo la aan.
 

Warbixin iyo Sawiro furitaanka Wada hadalada akhriso

Daawo Barnaamij gaara oo xiisa badan



Xasuusta Marxuum Axmed Nuur Jaangoow iyo laxamadiisa

Heesta Dhaxalsuge Maxamed Aadan Shamuuri MP3 

Halkaan ka dhageyso Warbixinta Weriye Xasan Cadde

Halkaan ka dhageyso Barnaamij gaara

Dhageyso Xulashada Heesaha Radio Waagacusub
 

Geerida Hogaamiyaasha Shabaabka iyo Warbixinta Waagacusub

Qandaraasle Shariif Sakiin iyo taariikhdiisa qoran

The Flip-Flop Policy of Sharif Hassan Sheikh Aden
Read  here with Somali Langauge this article.

WaagacusubOnline@yahoo.com

ASOJ REGISTERED VIOLATIONS ON JOURNALISTS IN SOMALIA FROM 2000 TO 2007
WaagacusubOnline@yahoo.com
+254-733444433 CELTEL
+2521-5565600 Hormuud Telecom
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new