Saxaafadu malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 2008
                              A memorial service for three Somali Journalists held in Nairobi
       
Daawo sawirada Weriyaasha Associated Somali Journalists ASOJ

Ciidamada booliska Djibouti oo gacanta kusoo dhigay burcad Ethiopian ah.

DJabouti  17 /May/2008  Waagacusub.com
Ciidamada booliska dalkaan Djibouti ayaa gacanta kusoo dhigay rag burcad ahaa oo u dhashay dalka Ethiopia.
Taliyaha qeybta garsoonka ee Booliska Djibouti Mudane Cilmi Xuseen ayaa Saxaafada u sheegay in raga lasoo qabtay ay gaarayaan afar ruux isla markaana ahaayeen burcad Ethiopian ah oo falal dhac ah ka geystay gudaha magaaladaan Jabuuti.
Taliyaha waxuu sheegay in ragaan ay dhaceen gaari uu watay nin u dhashay Mareykankan isla markaana qaateen alaabo gaariga saarnaa oo iskugu jiray Mobile, Bastoolad, Laptop iyo waxyaabo kale oo fudud.
Taliyaha waxuu sheegay in howl-gal balaaran oo ay ciidamada booliska Jabuuti shalay iyo daraad sameynayeen lagu soo qabtay ragaan Ethiopian-ka ah ee tuuganimada ugu qaraaban jiray gudaha magaaladaan Jabuuti.
Waxa uu sidoo kale sheegay in nin kale oo Ethiopian ah dabaal kusoo galay bada dekada Jabuuti, isla markaana doonayay inuu dhac u geysto dahab saarnaa markab kuwa lagu dalxiiso ah oo dekada taagnaa.
Taliyaha waxuu sheegay in booliska ay ku guuleysteen gacan kusoo qabashada ninkaan kadib markii uu dhacay dahabkii markabka saarnaa isla markaana lagu hayo xabsi ku yaala magaaladaan Jabuuti.
Waxa uu sheegay in tuugada Ethiopian ah ee Jabuuti falalka ammaan daro ka wada muddooyinkii ugu dambeeyay kusoo badanayeen isla markaana sharciga la horkeeni doono tuugada ay iminka hayaan si ay ugu tusaale qaataan kooxaha kale ee tuuganimada ugu qaraabta Jabuuti.
Si kastaba ha ahaatee, magaaladaan Djibouti ayaa farta inta badan lagu fiiqaa dadka u dhashay Ethiopia oo intooda badan tuuganimada ku qaraabta, iyadoo haweenka Ethiopian-ka ahna inta badan la xiro kadib inta badan oo lagu soo eedeeyo inay jirkooda ka ganacsadaan,
 
Abdifitahaam Ahmed
Djibouti
Email: abdifitahaam@yahoo.com

Daawo Barnaamij gaara oo xiisa badan

   

Xasuusta Marxuum Axmed Nuur Jaangoow iyo laxamadiisa

Heesta Dhaxalsuge Maxamed Aadan Shamuuri MP3 

Halkaan ka dhageyso Warbixinta Weriye Xasan Cadde

Halkaan ka dhageyso Barnaamij gaara

Dhageyso Xulashada Heesaha Radio Waagacusub
 

Geerida Hogaamiyaasha Shabaabka iyo Warbixinta Waagacusub

Qandaraasle Shariif Sakiin iyo taariikhdiisa qoran

The Flip-Flop Policy of Sharif Hassan Sheikh Aden
Read  here with Somali Langauge this article.

WaagacusubOnline@yahoo.com

ASOJ REGISTERED VIOLATIONS ON JOURNALISTS IN SOMALIA FROM 2000 TO 2007
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new