Saxaafadu malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 2008
                              A memorial service for three Somali Journalists held in Nairobi
       
Daawo sawirada Weriyaasha Associated Somali Journalists ASOJ

Israsaaseyn dhimasho sababtay oo ka dhacday Kismaayo.

Kismayo  16 /May/2008  Waagacusub.com

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in xalay tacsiirad labo walaalo ah ku dhex martay gudaha magaalada Kismaayo.

Tacsiiradaan ayaa ka dambeysay kadib markii nin hubeysan oo soo galay goob Maqaaxii aheyd laguna shaahi jiray, kaasoo doonayay inuu dilo walaalkiis oo goobta fadhiyay kadibna labada walaalo is weydaarsadeen tacsiirad xoogan.

Tacsiiradaan ayaan keentay dhimashada labo ruux oo uu ku jiray ninkii ku sugnaa goobta Maqaaxida ah ee shaahayay.

Ninka kale ee goobta ku dhintay ayaa isna la xaqiijiyay inay ku dhacday rasaas uu riday ninka la doonayay in la dilo ee xalay geeriyooday.

Lama oga ilaa iminka sababta keentay in labadaan nin ee walaalaha ah isku dilaan gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada Hoose, iyadoo warar soo baxayana ay sheegayaan inay isku heysteen arrimo Family.

Maamulka magaalada Kismaayo oo saaka xiriir aan la sameynay ayay ka gaabsadeen inay arrintaan ka hadlaan, iyagoo sheegay inay gacanta ku hayaan ninkii dilka geystay isla markaana u dhiibayaan reerkiisa.

Beelaha ku dhaqan magaalada Kismaayo ayaa horey ugu heshiiyay in qofkii dil bareer ah geystaa isla la dilo, iyadoo magaaladana ay ka dhaceen dhowr dilal qisaas ahaa oo lagu fuliyay gacan ku dhiiglayaal.

Daawo Barnaamij gaara oo xiisa badan

   

Xasuusta Marxuum Axmed Nuur Jaangoow iyo laxamadiisa

Heesta Dhaxalsuge Maxamed Aadan Shamuuri MP3 

Halkaan ka dhageyso Warbixinta Weriye Xasan Cadde

Halkaan ka dhageyso Barnaamij gaara

Dhageyso Xulashada Heesaha Radio Waagacusub
 

Geerida Hogaamiyaasha Shabaabka iyo Warbixinta Waagacusub

Qandaraasle Shariif Sakiin iyo taariikhdiisa qoran

The Flip-Flop Policy of Sharif Hassan Sheikh Aden
Read  here with Somali Langauge this article.

WaagacusubOnline@yahoo.com

ASOJ REGISTERED VIOLATIONS ON JOURNALISTS IN SOMALIA FROM 2000 TO 2007
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new