Saxaafadu malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 2008
                              A memorial service for three Somali Journalists held in Nairobi
       
Daawo sawirada Weriyaasha Associated Somali Journalists ASOJ
Haweney u dhalatay Mareykan oo sida,uurka cunugii,18-aad,sawir

Arkansas  11 /May/2008  Waagacusub.com  

Maanta oo ahayd maalinta hooyooyinka aduunka waxaa warbaahimta  caaalamka hareeyay hooyo u dhalatay dalka mareykanka kana soo jeeda gobolka Arkansas, hooyadani oo lago magaaacabo Michelle Duggar ayay waxay sidaa cunugii 18 aad ayadoo horay u dhashay 17 ciyaala dhamaantood aay garabtaagnaayeen manta.

 Hooyadan oo 41 sano jir ah  ayaa cunuga ugu weyn ubadkeeda waxa uu jira 20 sano  halka kan ugu yarna uu yahay 9 billod jir

. Sheekada inteeda layaabka badan ayaa ah in dhamaan carruurtaan ay magacyadoodu ka bilowdaan xarafka (J) lana kala yiraahdo, Joshua, Jana, John, Jill, Jessa, Jinger, Joseph, Josiah, Joy, Jeremiah, Jedidiah, Jason, James, Justin, Jackson, Johanah, Jeniffer.& kuwo lamid ah.

Qoskani ayaa waxay ku nool yihiin guri dhan 7,000 squre foot.

Iyadoo gurigasna loo sameeyay dhamaan waxyabaha ay qoys ahaan u bahanyihiin,sida qalabka ay ilmuhu ku ciyaaraan oo kala gadisan,goobaha dabasha,barxad ay kubada ku ciyaaraan,meelaha lagu ordo & kuwo kale oo badan.

Hooyada iyo aabaha ayaa aad ugu farxsan farac ka beermay adiga oo arkaya in meelaha qaar ay si wadajir ah u mushaaxayaan ayaga oo is bar bar taagan,lakin arinta dhinaca soo jiidashada leh ayaa waxay tahay dad badan ayaa aminsanaa in dadka reer galbeedku aysan dhalin ama dhalikarin inkabadan labo caruur ah qoyskiiba.

Hadii aad u bahantahay in aad ka bogato qisada qoyskan booqo websitkan oo ah mid ayaga  u gaara lana yiraahdo

 
Deeqo shire (sonna)

Xasuusta Marxuum Axmed Nuur Jaangoow iyo laxamadiisa

Heesta Dhaxalsuge Maxamed Aadan Shamuuri MP3 

Halkaan ka dhageyso Warbixinta Weriye Xasan Cadde

Halkaan ka dhageyso Barnaamij gaara

Dhageyso Xulashada Heesaha Radio Waagacusub
 

Geerida Hogaamiyaasha Shabaabka iyo Warbixinta Waagacusub

Qandaraasle Shariif Sakiin iyo taariikhdiisa qoran

The Flip-Flop Policy of Sharif Hassan Sheikh Aden
Read  here with Somali Langauge this article.

WaagacusubOnline@yahoo.com

ASOJ REGISTERED VIOLATIONS ON JOURNALISTS IN SOMALIA FROM 2000 TO 2007
WaagacusubOnline@yahoo.com
+254-733444433 CELTEL
+2521-5565600 Hormuud Telecom
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new