Liiska magacyadda Xildhibaanadda Kenya ee lagu xiray Nairobi markii ay Muqdisho kula kulmeen Sirdoonka Farmaajo.

0
Sunday March 01, 2020 - 15:26:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2728
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Liiska magacyadda Xildhibaanadda Kenya ee lagu xiray Nairobi markii ay Muqdisho kula kulmeen Sirdoonka Farmaajo.

    Waagacusub.com - Telefeshinka Citizen ayaa baahiyay Magacyadda 8 Xildhibaan oo Soomaalida Kenya ah, kuwaasoo socdaal qarsoodi ah ku tagay Muqdisho, kadib martiqaad ay ka heleen Sirdoonka Somalia.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Telefeshinka Citizen ayaa baahiyay Magacyadda 8 Xildhibaan oo Soomaalida Kenya ah, kuwaasoo socdaal qarsoodi ah ku tagay Muqdisho, kadib martiqaad ay ka heleen Sirdoonka Somalia.

Booliska Kenya ayaa Su'aalo waydiinaya Xidlhibaanadda kala ah:- Ahmed Kolosh (Wajir West), Ibrahim Abdi (Lafey), Rashid Kassim (Wajir East), Mohamed Hire (Lagdera), Omar Maalim (Mandera East), Bashir Abdullahi (Mandera North), Adan Haji (Mandera West) and Kullow Maalim (Banisa).

Kenya ayaa ka walwalsan faragalinta ay Dowladda Somalia ķu samaynayso Arrimaheeda Gudaha, iyadoo u yeeratay Xildhibaano Kenyan ah oo aan loo casuumin si rasmi ah, balse Somalia ayaa dhankeeda iyana marar badan ka cabatay faragalin ay Kenya ku hayso Dalka.


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...